Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national

Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national, Education, Israac , yaqshiid, Mogadishu.

20/12/2025

Ogeysiis ogeysiis waxa lagu wargalinaa dhamaan waalidiinta, ardada , iyo macalimiinta in iskuulku uu fasax yahay isbuucaan aana dib isugu soolaaban doono isbuuca xiga
Waxaan rajaynaa inaad cashiradiina dib unaqtiinsan doontaan Kana faa,iideeysan doontaan fasaxa
Insha alaah

22/11/2025

Ogeeysiis ogeeysiis waxaa la,ogeeysiinaa dhamaan ardada , waalidiinta, iyo macalimiinta
In iskuulku uu fasaxyahay berri oo axad ah 23-nov-2025 siwaafaqsan go,aankaWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sareoo ku,aadan weyneeynta munaasabada maalinta macalimiinta

Macalinkeena allow Kaab macalinkiisa allow kaab

Photos from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national's post 21/11/2025

๐Ÿฎ๐Ÿญ๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ

Maamulka Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national Waxay u hambalyaynayaan dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21ka November.

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค.. ๐™ƒ๐™–๐™ฃ๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค..๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค

28/08/2025

Ogaysiiis. Ogaysiiis. Ogaysiis. Dhamaan ardada waxaa la ogaysiinaa in ay soo xaadiraan maalinta sabti oo dib loo furayo school-ka sanad dugsiyeed-ka 2025-2026.



22/08/2025

Waxaan malainta Biri oo sabti ah Xarunta DHEXE Ee dugsiga lagu Shaacin doonaa Natiijada Imtixaanka dhamaad-ka Ee Samaale national Schoolsโœ๏ธ



/2025

Photos from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national's post 14/08/2025

Hambalyo Guushiina! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š

Waxaan hambalyo diirran u diraynaa ardayda Fasalka 8aad oo si guul leh uga gudbay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad. Guushani waa mid ka turjumaysa dadaalkiinii, dulqaadkiinii iyo juhdiga aad geliseen waxbarashadiina.

Waxaan idiin rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn markaad u gudubtaan heerarka waxbarasho ee xiga. Guushiinu waa mid dhiirigelin u ah Naftiina,Waalidkiina,Macalimiinta,Maamulkiina iyo Asxaabta aad waxbarashada iskula jirtaan.

โ€œGuushu waa midda qofku ku gaadho dadaal, rumayn iyo rabitaan joogto ah.โ€ ๐ŸŒŸ
Waxaana natusteen in dadaalkeena ka miro dhalinay hadii macallimiinta nahay Waad naga farxiseen Hmplyo

Hambalyo Hambalyo mar kale! Libaaxyadeena๐ŸŽŠ

10/05/2025

Allah u fududeeyo ardayda galayso imtixaankaan ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

___๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก____

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxa uu ku wargelinayaa ardayda, waalidiinta, maamulada dugsiyada iyo dhammaan bahda Waxbarashada in ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐š๐š๐ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐›๐ž๐ž๐ ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Agaasinku waxa uu u rajaynayaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda waxbarashada guul iyo diyaar garow buuxa, waxa uuna ku boorinayaa in ay ku talagalaan taariikhda Imtixaanka loo asteeyay.

๐™’๐™–๐™™๐™–๐™จ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™ฎ๐™ฃ ๐™’๐™–๐™˜๐™–๐™ฃ

Photos from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national's post 17/04/2025

Waxaa shalay oo Arbcada aheed misana Ku beegneed Tar: 16/4/2025, waxaa nooqabsoomay tartan ka ( Aqoon iyo Aqlaaq) bilaaw-ga Wareegiisa 8 dhamaad-ka Fasalada Ee Tartan aqooneed-ka, waxaana kulan adag dhax maray Fasaladakala ah Fasalka 8aad iyo Fasalka 6aad kulankaas oo ka tirsanaa tartan aqooneedka sanad dugsiyeed-ka 2024/2025 Kaas oo ahaa bilaaw-ga wareegga 8 dhamaad-ka Misana isaga horyimaadeen labada Fasal Ee Kala ah F:8aad Gabdhaha iyo Fasalka : 6 wiilasha
Dhibcaha waaa:-
Fasalka 8aad : 18 dhibicood

Fasalka 6. : 16 Dhibcood
waxaana guushu raacday fasalka F: 8aad Gabdhaha oo u gudbay wareegga xiga Ee Afar- 4 dhamaad-ka ah . waxaana leenahay fasalka 8aad hambalyo, Fasalka kalana dadaalkaaga labalaab haniyad jebin malintaada ayaad guulaysan doontaa Insha-Allaah.


04/04/2025

Fasaxii koobnaa oo tobanka danbee ramadaan iyo ciidul fitriga ahaa kadib
Waxaa berri oo ah 5 April dib isugu soolaaban doonaa iskuulka waxana Sii anba qaadi doonaa habsami usocodkii sanad dugsiyeedkeena
insha aalaah

school

Photos from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national's post 26/03/2025

Jadwalka imtixaan bileedka sanad dugsiyeedka 2024-2025
Dugsiga sare iyo Mid-ka dhexe

Photos from Dugsiga hoose dhexe & sare ee samaale national's post 18/03/2025

Waxaa Maalintii Arbcada aheed oo Ku beegneed Tar: 12/3/2025, waxaa nooqabsoomay tartan ka ( Aqoon iyo Aqlaaq) Wareegiisa is-reeb-reeb ka Fasalada Tartan aqooneed-ka waxaana kulan adag dhax maray Fasalada Form One iyo Form two kulankaas oo ka tirsanaa tartan aqooneedka sanad dugsiyeed-ka 2024/2025 Kaas oo ahaa wareegga is-reeb-reeb ka Misana isaga horyimaadeen labada Fasal Ee Kala ah F:Form two Gabdhaha iyo Fasalka : Form :one wiilasha
Dhibcaha waaa:-
Fasalka Form Two : 19 dhibic

Fasalka Form one. : 16Dhibcood
waxaana guushu raacday fasalka F: Form Two Gabdhaha oo u gudbay wareegga xiga Ee sided dhamaad-ka ah . waxaana leenahay Fasalka Form Two hambalyo, Fasalka kalana dadaalkaaga labalaab haniyad jebin malintaada ayaad guulaysan doontaa Insha-Allaah.


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Israac , Yaqshiid
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 13:00 - 17:00
Friday 13:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00