Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad

Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad, Elementary School, 30street, Mogadishu.

08/09/2023

(إنا لله وإنا إليه راجعون).
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhammaan familka reer Abuukar Axmed Cadde geerida ku timid Aabe Abuukar Axmed Cadde. Waxaan leeyahay Samir iyo iimaan Allah ha idiinka siiyo asagane Janatul Fardowsa Allah haka waraabiyo.

24/07/2021

Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo ardayda ee dugsiga Jaabir Bin Xayaan Suuqbacaad dhammaan waxay u hambalyeynayaan ardayada lagu magacaabo: Safia Hussein Mohamud oo u gashay kaalinta 1aad Imtixaanka Wasaarada ee Fasalka 12aad 2020- 2021 gaar ahaan Dugsiyada Mu'asasada Jaabir Bin Xayaan
Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 21/01/2020

Asxaabta sharafta leh ee ku xeran page-kan waxaan ogesineenaa in uu bilowday tartan aqooneedka iskuulkajaabir bin xayaan sanad dugsiyeedka 2019/2020 sida idin muuqata waxaa hoos ku xusan fasalada tartamaya mahadsanidiin

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 13/01/2020

ASC asxaabta pageka kuxeran waxaa maanta oo ay taariihkdu ku beegantahay 13/1/2020 laciyaaray kulankii labaad ee taranka kubada cagta schoolka Bin Xayaan faraca( S.bacaad ) ciyaarta waxey dhexmartay Fasalada kala ah iyo G7A waxeyna kudhamaatay ( 9 : 7 ) oo ay guusha kuraacday Fasalka .
Hambalyo hambalyo ayaan leenahay dhamaan labada fasal

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 12/01/2020

ASC asxaabta pageka kuxeran waxaa maanta oo ay taariihkdu ku beegantahay 12/1/2020 noo bilawday tarankii kubada cagta schoolka Bin Xayaan faraca( S.bacaad ) ciyaarta furitaanka waxey dhexmartay Fasalada kala ah iyo F3A waxeyna kudhamaatay ( 13:7 ) oo ay guusha kuraacday Fasalka .
Hambalyo hambalyo ayaan leenahay dhamaan labada fasal

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 25/09/2019

Asc Waxaan halkaan dhiiragelin iyo bogaadin uga dirayaa ardayda schoolka Jaabir bin Xayaan Suuqbacaad oo uu u bilaaban doono Imyixaankii Bilaha ahaa waxaan alle kaga baryayaa inuu u fududeeyo Imtixaanka natiijo lagu farxana ka keensadaan waxaan idin rajeynayaa Guul iyo Hormar Ifaya.
Tr Imtixaanka uu bilaabanayo waa 28/9/2019

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 12/09/2019

Jadwalka cusub 12/9/2019

Photos from Jaabir bin Xayaan Primary and Secondary School-Suuq Bacaad's post 11/12/2018

Asc dhammaan ardayda waxaan idin rajeyneynaa inaad guuleysataan mar walba oo aad dadaashaan Illaahay ha idin fududeeyo Imtixaanka Mid-Termka ee lagali doono 15/12/2018.
Dadaal wacan

10/09/2018
Profile pictures 02/09/2018
02/09/2018

Welcome

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


30street
Mogadishu
2526