31/12/2024
We hope this year bring new happiness, goals, achievements and many new inspirations in your life.
Wishing you a year fully loaded with happiness.
Happy New Year 2025.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT, Educational Research Center, Maka Al Mukarama, Mogadishu.
31/12/2024
We hope this year bring new happiness, goals, achievements and many new inspirations in your life.
Wishing you a year fully loaded with happiness.
Happy New Year 2025.
19/12/2019
waxaan la wadaageeynaa xanuunka geerida ahalka, qaraabda iyo bahada waxabarashada guud ahaan geerida naxdinta leh ee ku timi wallalkeen Dr Ahmad Moxamed Dahir Tall.
Ugu dambeeyn Waxaan allaha ugu barayeeynaa inuu ka waraabiyo naxariistii janno.
انا لله وانااليه راجعون
17/09/2019
Sawir loo dhanyahay holwadeenada iyo ka qaybagalasha aqoon is waydaarsiga.
Mahadsanidiin dhamaan.
Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training
Waa saaxib kuu dhaw kaa saacidoona culeys kastoo ka heysta cilmi-barista iyo taxliilkeedaba.
17/09/2019
Waxaa inoo soo dhamaaday Aqoon iswaydaarsigii maalintiisii 2aad, oo aan ku baranay wadiiqoyinka cilmi-barista iyo habka loo taxliiliyo xogaha lasoo aruuriyay excel ahaan.
Waa inoo markle insha'allah iyo tababro kasii baaxad wayn kan insha'allah.
Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training
&_statisticians.
La wadaag saxibada mahadsanid.
16/09/2019
Waxaa inoo soo gabagaboobay maalintii koowaad tabarkii lagu baranayay "Habka ugu Sahlan ee loo sameeyo Cilmi-baarista iyo sida loo taxliiliyo Xogta lasoo aruuriyay".
Waa inoo maalin 2 aad iyo taba-barka insha'allah.
waxaa inoo marti galiyay Jamacda modren - MUST.
Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training
&_Statisticians.
16/09/2019
Waxaa inoo socdo Aqoon is waydaarsigii lagu baranayay dariiqoyinka cilmi-baarista, waxaa inoo furay madaxa shaqada iyo shaqalaha Jamacadda
&_Technology - MUST
Bixinta Aqoon is waydaarsigan was Deegaan Deegaan Center for Statistical Analysis and Research training- DCSRT
In ka yar 20 saac yaa ka haray bilaabashada Aqoon is waydaarsi lagu baranayay " -baarista_iyo taxliilinta Xogta ayadoo la isticmaalayo aalada Excel.
Waxaan u aragnaa in ay tahay fursad aad ku fahmi karto dhabaha saxda ah ee loo maro Cilmi-Baris saxan.
Fursadan way kuu furantahay, ka faa'iideysi wacan.
Mahadsanid,
Salkhayr Center for Statistical Analysis and Research training
13/09/2019
اسعدالله جمعتكم بكل خير وعافيه
جمعه مباركه
Jimca wanaagsan dhamaan
Deegaaan Center for Statistical Analysis and Research training (DCSRT)
&_Statisticians
05/09/2019
جمعه سعيده جمعه مباركه