Duhur wanaagsan
Wadani Primary And Secondary School
Adaab aqooneed iyo tayo waxbarasho waa astaan teena
Tartan Oo Guuleyso
Sharuudaha
1. pageka follow dheh
2. postiga like saar
3. 3 qof sheer u dheh
5. kadib jawaabta
NB: Qofka ugu horeeya kajawaaba ayaan laqaadan doonaa insha allah
isku day wanaagsan
Wadani Primary And Secondary School Adaab aqooneed iyo tayo waxbarasho waa astaan teena
09/02/2025
https://forms.gle/ZzpeLnZR9fENtC7c8
FURSAD WAXBARASHO Si aad isaga diiwaangeliso fadlan buuxi form-kan
Fursad Waxbarasho
Fadlan Soo Raac Linkga Hoose
https://chat.whatsapp.com/FMpjXOZEXO05lGnjexrnCT
Udiyaar garowga Imtixaankii Dhexe
03/01/2025
Shimbir geed dul fadhida marnaba k**a cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laanta balse waa baalasheeda. Had & jeer ku kalsoonow naftaada
01/01/2025
Dhammaan Bahweynta Iskuulka wexey hambalyo iyo bogaadinba la wadaagayaan xubnihii gudiga doorashada Hogaanka Midowga Ardeyda Dugsiga 2024-2025 ee sida quruxda iyo qiimaha badanba u maamulay Doorashada Hogaanka Midowga Ardeyda Dugsiga WADANI
Mahadsanidiin Dhammaantiinba 🙏🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Celasha Biyaha
Mogadishu
252