01/07/2024
Daalo School DPSS
Daalo. Waa Iskuul Aad Kaheleyso Aqoon Tayo Leh. "Reach Daalo School To Get high Quality Education"
01/07/2024
25/06/2024
HAPPY INDEPENDENCE DAY πΈπ΄
Hambalyo Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Munaasabadda Xuska 64 Sano guuradii Kasoo Wareegatay Maalinta Xoriyada Umada Soomaaliyeed.
18/06/2024
Jadwalka imtixaanka Final-examka. Ardayda Nakhliga ee Daalo School DPSS
15/06/2024
Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan somalida
Ciid mubaarak Daalo Primary And Secondary Schools - DPSS
14/06/2024
Waxaa malintii shalay xarunta iskuulka Daalo Primary And Secondary Schools - DPSS lagu so gagabeyay imtixanki ugu dambeyay ee fasalka F4 waxan ilah ugu baryenaa in uu kan u dhiman u fududeeyo
13/06/2024
Hambalyo dhammaan ardayda
fasalka 8aad ee uu u dhammaday imtixaanka
06/06/2024
Waxaa maalintii isniinta oo tariikhdu ku beegneyd 3/6/2024
La soo gaba gabeeyay Finalka tartan aqooneedka dugsiga Daalo School DPSS waxaana isku arkay labada fasal ee F1(FIA) iyo 7aad waxayna guushu raacday fasalka 7aad
Hambalyo 7aad
05/06/2024
Waxaa maalinta berri ah ee ku beegantahay 6/6/2024, dhici doona kulan adag oo ka tirsan tartanka sportska ee fasalda SCHOOL-KA Daalo Primary And Secondary Schools - DPSS waxaana -KA ciyaari doona labada fasal ee kala ah FDF(F4) VS. FIB(F1)
02/06/2024
Jadwalka lagu gali doono imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad, sannad dugsiyeedka 2023/2024.
15/05/2024
Jadwalka imtixaan bileedka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadnaha, Street
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |