Hirad Adult School

Hirad Adult School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirad Adult School, School, Mogadishu.

Photos from Hirad Adult School's post 01/12/2025

โœจ ๐™“๐™–๐™›๐™ก๐™–๐™™ ๐™Œ๐™ช๐™ง๐™ช๐™ญ ๐˜ฝ๐™–๐™™๐™–๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™‡๐™–๐™œ๐™ช ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ช๐™จ๐™–๐™ฎ ๐™ˆ๐™–๐™˜๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ข๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ƒ๐™ž๐™ง๐™–๐™–๐™™ โœจ

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐–๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐š๐๐๐š๐ซ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐š, ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐›๐ž๐ž๐ ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐”๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฃ๐ฎ๐ก๐๐ข๐ ๐š, ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐จ๐จ๐๐š, ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐œ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช๐š๐ฅ๐›๐ข ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง.

๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐"๐–๐š๐š๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ญ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š"
๐‡๐ข๐ซ๐š๐š๐ ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐ƒ๐ข๐› ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š
Hirad Adult School

29/08/2025

๐—ž๐˜‚ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜๐˜€ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

Is-diiwaangelinta ๐’๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ!
Waxbarashadu waa fursad qof walba u furan, xitaa haddii ay daโ€™du socoto. Iskuulkaan waxa si gaar ah loogu talagalay ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ee doonaya inay helaan aqoon iyo horumar.

โœจ Sanadkan waxaa lagu soo kordhiyay ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž (๐†๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฆ๐›๐ž) si ay fursad u helaan arday badan oo rabta inay dib u bilaabaan waxbarashadooda.

๐Ÿ“… Furitaanka rasmiga ah: ๐’๐š๐›๐ญ๐ข๐๐š 30/08/2025
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ— / ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ—

Photos from Hirad Adult School's post 20/06/2025

Qaar ka mid ah ardayda Level 4 ayaa dib usoo booqday dugsigooda Hirad Adult School.

Ardayda kala ah;
Falastiin, Khadro iyo Safiya oo ka mid ah ardayda dhamaysay Heerka 4-aad ee dugsiga Hirad sido ayaa dib usoo booqday dugsiga iyaga oo ardayda la wadaagay fariimo badan oo xambaarsan dhiiragalin, dardaaran iyo in aan waxbarashada laga harin, sidoo kale waxa ay ardayda la wadaageen in loo diyaar garoowa imtixaanaadka shahaadiga ee .โค๏ธ

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda ayaa si diirran usoo dhaweeyay ardayda Level 4 iyaga oo ooga mahadceliyay dhiiragalinta ardayda iyo kusoo noqodkooda dugsiga.โค๏ธ

Photos from Hirad Adult School's post 31/05/2025

Galabta oo taariikhdu ku beegnayd 31-05-2025 galabnimo ah waxaa beerta ku Naso ee degmada Beled-Xaawo Sogootin heer-sare ah loogu sameeyay Heerka 4-aad( Level 4 ) ee dugsiga Hirad Adult School Beled-Xaawo.

Ardaydani ayaa maalinta barri ah waxa ay u fadhiisanayaan imtixaanka shahaadiga ee .

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda heerar kala duwan dhigta ayaa sogootiyay ardayda imtixaanka u fadhiisanayso barri haduu alle idmo.

Munaasabad aad u heer-sarayso ayaa loo qabtay fasalkii oogu horeeyay ee imtixaanka shahaadiga heerka 4-aad, halkaasi waxaa kaaga cad isku xirnaanta ardayda, iyo macalimiinta.โค๏ธ

Ugu dambayn waxa ay macalimiinta ardayda imtixaanka kula dardaarmeen ineey laba jibaaraan dadaalkooda, sidoo kalna alle ooga baryay in imtixaanka u sahlo.โค๏ธ

Photos from Hirad Adult School's post 26/05/2025

Waxaa ka billowday gudaha dugsiga tartan aqooneed xamaasad.

Tartankani ayaa dhex maray labada fasal ee kala ah;
Heerka 2-aad iyo Heerka 3-aad.

Labada fasal ayaa waxa ay soo bandhigeen dadaal iyo hufnaan iyaga oo diiradda saaray ka jawaabidda dhamaan su'aalaha la waydiiyay.

Balse gari laba nin k**a wada qoslisee waxa ay guushu raacday Heerka 2-aad( Level 2 )

Maadooyinka lagu tartamaayay waxa ay kala ahaayeen;
1. English.
2. Mathematics.
3. Arabic.
4. Af-soomali.

Hadda wadarta dhibcaha guud ee lakala helay waxa ay noqdeen sida tan;

= 12 dhibcood.

= 8 dhibcood.

Halkaasi waxa ay kuu muujinaysaa in ay labada fasalba aysan waxba la harin dadaal ahaan iyo diyaar garow ahaanba, balse ay guushu hal fasal raacday.

Ugu dambayn maamule Mire Maalim Noor Mirre ayaa ardayda ku dhiiragaliyay ineey xoojiyaan ka qayb qaadashada Tartan aqooneedka noocaan oo kala ah, sidoo kale waxaa halkaasi si wacan ardayda oola dardaarmay guddiga qabanaayay tartanka iyo macalimiinta wax kabara dugsiga Hirad Adult School ee degmada Beled-Xaawo.โ™ฅ๏ธ

Photos from Hirad Adult School's post 08/05/2025

Maalinta shalay ahayd oo taariikhdu ku beegnayd 07-05-2025 maalin Arboco ah waxaa gudaha dugsiga Hirad Adult School ka qabsoomay bandhig ballaaran oo ay soo jeedinayeen ardayda waxkabara dugsiga gaar ahaan ama heerka ee waxbarashada Asaasiga.โค๏ธ๐Ÿ‘

Barnaamijyadaasi ayaa isugu jiray dhawr qodob oo muhiim u wada ah geeddi socodka iyo hanaanka waxbarashada ee .

Ardayda heerka 3-aad ayaa soo bandhigay bandhigga taabuurka oo aad looga soo shaqeeyay, sidoo kale ardayda waxa ay muujiyeen inay ka go'antahay inay naftooda jahliga kala dagaalamaan, sidoo kalana ay ku tababartaan fagaaro ka hadalka.

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga ayaa ku dhiiragaliyay ardayda ineey hormariyaan xirfadda fagaaro ka hadalka, sidoo kalana ku bogaadiyay ineey waxbarashada xoojiyaan oo ay ku dadaalaan.โค๏ธ๐Ÿ‘

Ugu dambayn guud ahaan dedaallada xooggan ee kasocda gudaha dugsiga waxa ay cadeen buuxdo u tahay in bulshadeena reer Beled-Hawo aan ka haqabtirnay baahida wayn ee ay u qabeen dugsi ay dadka waawayn waxkabarataan.

Nagala qayb qaado hormarinta iyo kobaca .โค๏ธ

Photos from Hirad Adult School's post 02/05/2025

Halkani waa Hirad Adult School ee degmada Beled-Xaawo.

Waxaa ka socdo dadaal xoogan oo lagu waxbarashada dadka wawayn maadaama uusan gobolka ku oollin dugsi ay dadka wawayn waxkubartaan.

Maalin kasta oo ah ardaydu waxa ay seemeeyaan bandhigyo ay kusoo muujinayaan aqoontooda iyo hibadooda.

Maalinta ahayd oo ay taariikhdu ku beegnayd 30-04-2025 ardayda dhigata heerka 2-aad ee Dugsiga Hirad waxa ay soo bandhigeen Barnaamijyo badan oo badankoodu kuu muujinaya jugdiga ay macalimiinta galiyeen ardayda.

Waxbarashadu kuma xirna yaraan iyo waynin toona balse hadii qofku ay ka go'antahay inuu waxbarto wuu baran karaa waqti kasta, waayo waxbarashadu waa furaha nolosha.โค๏ธ

Waqtiga saxda ah uu hawl galo waa galinka dambe, 2:00pm duhurnimo ilaa 5:00pm galabnimo.

Ugu dambayn dugsiga waxa uu u furanyahay cid kasta oo doonayso inay waxbarato.
Sidoo kale maamulka iyo macalimiinta dugsiga waxa ay bulshada reer Beled-Xaawo oogu baaqayaan ineey ka faa'iidaystaan fursadaan qaaliga ah oo laguugu soo koobaayo waxbarashada.โค๏ธ

28/02/2025

โ„๐•’๐•ž๐•’๐••๐•’๐•Ÿ ๐•„๐•ฆ๐•“๐•’๐•ฃ๐•’๐•œ ๐Ÿ™๐Ÿœ๐Ÿœ๐Ÿž

Hirad Adult School warmly welcomes the blessed month of Ramadan, extending sincere greetings to our administration, teachers, students, and parents.
May this holy time bring peace, prosperity, and spiritual growth to all.

แต‚โฑหขสฐโฑโฟแต สธแต’แต˜ แตƒ แต‡หกแต‰หขหขแต‰แตˆ แตƒโฟแตˆ แตแต‰แตƒโฟโฑโฟแตแถ แต˜หก แดฟแตƒแตแตƒแตˆแตƒโฟ!
แดดโฑสณแตƒแตˆ แดฌแตˆแต˜หกแต— หขแถœสฐแต’แต’หก

15/06/2024

๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ซ๐š๐š๐ (๐‘ฏ๐’Š๐’“๐’‚๐’… ๐‘จ๐’…๐’–๐’๐’• ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’) waxa uu halkan uga hambalyeynayaa dhammaan shacabka Jubaland iyo gaar ahaan bulshada weynta ku dhaqan degmada baled_hawa iyo nawaaxigeeda munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adha. Waa maalin weyn oo farxad iyo naxariis leh, taas oo na xasuusinaysa muhiimadda ay leedahay wadajirka, cibaadada, iyo is-caawinta.


Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum bi Khayr!

30/04/2024

Dugsiga waxbarashada dadka waaweyn ee Hiraad Hirad Adult School
Waxa uu fursad siinayaa dadka ay dhaaftay waqtigii waxbarashada asaasiga ah iyo mida sare
Sidoo kale dugsigu waxa uu fursad u siinayaa qaadashada imtixaanaadka qaranka. kadib qaadashada heerarka kala duwan ee manhajka waxbarashada asasiga ah ee degdega ah ABE
Dugsigu sidoo kale waxa uu bulshada ka caawinayaa barashada luuqadaha, computer ka iyo caafimaadka

20/04/2024

Kusoo dhowaada bogga rasmiga ah ee Hirad Adult School baled_hawa.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu