01/12/2025
โจ ๐๐๐๐ก๐๐ ๐๐ช๐ง๐ช๐ญ ๐ฝ๐๐๐๐ฃ ๐ค๐ค ๐๐๐๐ช ๐๐๐๐ข๐ช๐ช๐จ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ก๐ก๐๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ โจ
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐ก๐๐๐ง๐๐ช ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐๐๐๐๐ซ๐ข๐ง ๐๐ฒ ๐ฎ ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐, ๐ข๐ฒ๐๐๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐.
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฃ๐ฎ๐ก๐๐ข๐ ๐, ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐จ๐จ๐๐, ๐ข๐ฒ๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ก๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐จ ๐ฆ๐๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช๐๐ฅ๐๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง.
๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐"๐๐๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐๐"
๐๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐ฒ๐ ๐ ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐๐๐ฒ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐
Hirad Adult School
29/08/2025
๐๐ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฑ๐๐น๐๐ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
Is-diiwaangelinta ๐๐๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ!
Waxbarashadu waa fursad qof walba u furan, xitaa haddii ay daโdu socoto. Iskuulkaan waxa si gaar ah loogu talagalay ๐๐๐๐ค๐ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ee doonaya inay helaan aqoon iyo horumar.
โจ Sanadkan waxaa lagu soo kordhiyay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ (๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐๐) si ay fursad u helaan arday badan oo rabta inay dib u bilaabaan waxbarashadooda.
๐
Furitaanka rasmiga ah: ๐๐๐๐ญ๐ข๐๐ 30/08/2025
๐ Wixii faahfaahin ah: ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ / ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
20/06/2025
Qaar ka mid ah ardayda Level 4 ayaa dib usoo booqday dugsigooda Hirad Adult School.
Ardayda kala ah;
Falastiin, Khadro iyo Safiya oo ka mid ah ardayda dhamaysay Heerka 4-aad ee dugsiga Hirad sido ayaa dib usoo booqday dugsiga iyaga oo ardayda la wadaagay fariimo badan oo xambaarsan dhiiragalin, dardaaran iyo in aan waxbarashada laga harin, sidoo kale waxa ay ardayda la wadaageen in loo diyaar garoowa imtixaanaadka shahaadiga ee .โค๏ธ
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda ayaa si diirran usoo dhaweeyay ardayda Level 4 iyaga oo ooga mahadceliyay dhiiragalinta ardayda iyo kusoo noqodkooda dugsiga.โค๏ธ
31/05/2025
Galabta oo taariikhdu ku beegnayd 31-05-2025 galabnimo ah waxaa beerta ku Naso ee degmada Beled-Xaawo Sogootin heer-sare ah loogu sameeyay Heerka 4-aad( Level 4 ) ee dugsiga Hirad Adult School Beled-Xaawo.
Ardaydani ayaa maalinta barri ah waxa ay u fadhiisanayaan imtixaanka shahaadiga ee .
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda heerar kala duwan dhigta ayaa sogootiyay ardayda imtixaanka u fadhiisanayso barri haduu alle idmo.
Munaasabad aad u heer-sarayso ayaa loo qabtay fasalkii oogu horeeyay ee imtixaanka shahaadiga heerka 4-aad, halkaasi waxaa kaaga cad isku xirnaanta ardayda, iyo macalimiinta.โค๏ธ
Ugu dambayn waxa ay macalimiinta ardayda imtixaanka kula dardaarmeen ineey laba jibaaraan dadaalkooda, sidoo kalna alle ooga baryay in imtixaanka u sahlo.โค๏ธ
26/05/2025
Waxaa ka billowday gudaha dugsiga tartan aqooneed xamaasad.
Tartankani ayaa dhex maray labada fasal ee kala ah;
Heerka 2-aad iyo Heerka 3-aad.
Labada fasal ayaa waxa ay soo bandhigeen dadaal iyo hufnaan iyaga oo diiradda saaray ka jawaabidda dhamaan su'aalaha la waydiiyay.
Balse gari laba nin k**a wada qoslisee waxa ay guushu raacday Heerka 2-aad( Level 2 )
Maadooyinka lagu tartamaayay waxa ay kala ahaayeen;
1. English.
2. Mathematics.
3. Arabic.
4. Af-soomali.
Hadda wadarta dhibcaha guud ee lakala helay waxa ay noqdeen sida tan;
= 12 dhibcood.
= 8 dhibcood.
Halkaasi waxa ay kuu muujinaysaa in ay labada fasalba aysan waxba la harin dadaal ahaan iyo diyaar garow ahaanba, balse ay guushu hal fasal raacday.
Ugu dambayn maamule Mire Maalim Noor Mirre ayaa ardayda ku dhiiragaliyay ineey xoojiyaan ka qayb qaadashada Tartan aqooneedka noocaan oo kala ah, sidoo kale waxaa halkaasi si wacan ardayda oola dardaarmay guddiga qabanaayay tartanka iyo macalimiinta wax kabara dugsiga Hirad Adult School ee degmada Beled-Xaawo.โฅ๏ธ
08/05/2025
Maalinta shalay ahayd oo taariikhdu ku beegnayd 07-05-2025 maalin Arboco ah waxaa gudaha dugsiga Hirad Adult School ka qabsoomay bandhig ballaaran oo ay soo jeedinayeen ardayda waxkabara dugsiga gaar ahaan ama heerka ee waxbarashada Asaasiga.โค๏ธ๐
Barnaamijyadaasi ayaa isugu jiray dhawr qodob oo muhiim u wada ah geeddi socodka iyo hanaanka waxbarashada ee .
Ardayda heerka 3-aad ayaa soo bandhigay bandhigga taabuurka oo aad looga soo shaqeeyay, sidoo kale ardayda waxa ay muujiyeen inay ka go'antahay inay naftooda jahliga kala dagaalamaan, sidoo kalana ay ku tababartaan fagaaro ka hadalka.
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga ayaa ku dhiiragaliyay ardayda ineey hormariyaan xirfadda fagaaro ka hadalka, sidoo kalana ku bogaadiyay ineey waxbarashada xoojiyaan oo ay ku dadaalaan.โค๏ธ๐
Ugu dambayn guud ahaan dedaallada xooggan ee kasocda gudaha dugsiga waxa ay cadeen buuxdo u tahay in bulshadeena reer Beled-Hawo aan ka haqabtirnay baahida wayn ee ay u qabeen dugsi ay dadka waawayn waxkabarataan.
Nagala qayb qaado hormarinta iyo kobaca .โค๏ธ
02/05/2025
Halkani waa Hirad Adult School ee degmada Beled-Xaawo.
Waxaa ka socdo dadaal xoogan oo lagu waxbarashada dadka wawayn maadaama uusan gobolka ku oollin dugsi ay dadka wawayn waxkubartaan.
Maalin kasta oo ah ardaydu waxa ay seemeeyaan bandhigyo ay kusoo muujinayaan aqoontooda iyo hibadooda.
Maalinta ahayd oo ay taariikhdu ku beegnayd 30-04-2025 ardayda dhigata heerka 2-aad ee Dugsiga Hirad waxa ay soo bandhigeen Barnaamijyo badan oo badankoodu kuu muujinaya jugdiga ay macalimiinta galiyeen ardayda.
Waxbarashadu kuma xirna yaraan iyo waynin toona balse hadii qofku ay ka go'antahay inuu waxbarto wuu baran karaa waqti kasta, waayo waxbarashadu waa furaha nolosha.โค๏ธ
Waqtiga saxda ah uu hawl galo waa galinka dambe, 2:00pm duhurnimo ilaa 5:00pm galabnimo.
Ugu dambayn dugsiga waxa uu u furanyahay cid kasta oo doonayso inay waxbarato.
Sidoo kale maamulka iyo macalimiinta dugsiga waxa ay bulshada reer Beled-Xaawo oogu baaqayaan ineey ka faa'iidaystaan fursadaan qaaliga ah oo laguugu soo koobaayo waxbarashada.โค๏ธ
28/02/2025
โ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐ฃ๐๐ ๐๐๐๐
Hirad Adult School warmly welcomes the blessed month of Ramadan, extending sincere greetings to our administration, teachers, students, and parents.
May this holy time bring peace, prosperity, and spiritual growth to all.
แตโฑหขสฐโฑโฟแต สธแตแต แต แตหกแตหขหขแตแต แตโฟแต แตแตแตโฟโฑโฟแตแถ แตหก แดฟแตแตแตแตแตโฟ!
แดดโฑสณแตแต แดฌแตแตหกแต หขแถสฐแตแตหก
15/06/2024
๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ (๐ฏ๐๐๐๐
๐จ๐
๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐) waxa uu halkan uga hambalyeynayaa dhammaan shacabka Jubaland iyo gaar ahaan bulshada weynta ku dhaqan degmada baled_hawa iyo nawaaxigeeda munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adha. Waa maalin weyn oo farxad iyo naxariis leh, taas oo na xasuusinaysa muhiimadda ay leedahay wadajirka, cibaadada, iyo is-caawinta.
Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum bi Khayr!