28/11/2022
Benefits of online Education..!!
Mission
To enhance the quality of human life through improved Capacity Building by providing innovative training and Professionals at national, regional.
28/11/2022
Benefits of online Education..!!
19/11/2019
SIPCO Institute for Training and Workshops Coming Soon.
19/11/2019
Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 December 2019Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application.
Contact us at (252) 613079150 or [email protected]
Registration Form Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 September 2018. Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application. Contact us at (252) 613079150 or sipc...
Machadka SIPCO Wuxuu Qabanayaa Tababar ku saabsan
Taariikhda:19/10/2018
Jaamacad: Sombridge Unversity
Maalinta: Khamiista
Wakhtiga: 1:00 PM- 4:30PM
Ka soo qayb gal wacan wixii faah faahina kala soo xiriir
0613079150
0619808618
07/10/2018
07/10/2018
29/09/2018
Machadka SIPCO Wuxuu Qabanayaa Tababar ku saabsan
&LOGISTIC
Taariikhda:05/10/2018
Jaamacad: Sombridge Unversity
Wakhtiga: 2:00 PM- 4:30PM
Ka soo qayb gal wacan wixii faah faahina kala soo xiriir
0613079150
0619808618
21/09/2018
Waxaa maanta sihabsamileh uqabsoomay tababarkii horumarinta bulshada kaas oo ay kafaaideysteen dad badan oo ku kunool caasimada somaliya ee muqdisho iyadoo uu horay ubalanqaaday mac hadka tabaarada iyo latalinta ee SIPCO inuu kahanqabtiri doono bulshada somaliyeed baahiyaha dhanka xirfadaha waxaan mahad baraaran ucelinayna allaaah kadib waxaa mahadleh maamuliki iyo macaliminti iyo maamulka jamacada Sombridge University iyo bulshadi kafaa idaysatay waxaan idin xasuu sinaynaa inay jiridoo aa insha alaah tababaro isbuucyada soosocda
17/09/2018
SEMINAR
CUMMUNITY DEVELOOMENT
Waxaa 0goysiinaynaa dhammaan ummadda soomaaliyeed in ay ka fa'iidaystan tababarka ku saabsan Horumarinta Bulshada . Kaasoo kadhici doona haddii ilaah idmo
XURUNTA: Sombridge University oo ku taala Albaraka ee muqdisho
JIMCO 21 SEPTEMBER 2018 1:30AM
Diwaangalintu waa : $5
La wadaag asxaabta share
0613079150
0619808618
0619808618
16/09/2018
OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaa dhamaan ardayda jecel in ay kor u qaadaan xirfadooda aqooneed uu qaban doono Machadka SIPCO "Tababar ku Saabsan Horumarinta Bulshada " " COMMUNITY DEVELOPMENT" Waxaan diirada lagu saari doonaa Meelaha ugu Muhiimsan Horumarinta Bulshada Sida :
-Hadii aad daneeneysaa in aad wax ka fahamto dhaqamada Bulshooyinkooda
-Ma jeceshahay in aad ku hamineysaa in aad hogaamiso bulsho
-Ma kugu jiryaa ama ma isleedahay in aad noqon kartid khabiir bulsheed
-Ma xiisaynaysaa in aad fahanto la dhaqanka bulshooyin kala duwan
- Ma u baahantahay in aad wax ka fahamto qaababka ay u noolyihiin bulshooyinka aad la nooshahay
*Hadaba waxaa la qabanayaa Tababar ku saabsan Horumarinta Bulshada maalinta oo ku beegan 21-09-2018 Xilliga Duhurka ka dib 01:30am
-Jaamacad : Sombridge University oo ku taala Albaraka ee muqdisho
*Diiwaangalinta waa $5
Ka soo qeybgal oo ka faaiideyso tababarkaan ku saabsan horumarinta Bulshada
0619808618
0613079150
Mahadsanidin
08/09/2018
Registration Form Welcome! This is the first step toward applying for the online course on SIPCO that will launch the week of 10 September 2018. Please enter your name and e-mail address. We will send you an e-mail message with details describing how to continue your application. Contact us at (252) 613079150 or sipc...