12/09/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐-๐๐๐ โ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐
๐ Ma doonaysaa inaad barato Computer Networking si nidaamsan oo practical ah, isla markaana aad ugu diyaar garowdo Cisco CCNA Certification?
Ahsan Tutorials waxay kuu diyaarisay CCNA 200-301 Course Training oo isku daraya aqoon, practical labs iyo live interactive learning โ si aad u dhisto faham iyo xirfad dhab ah oo Networking ah.
๐ฏ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐-๐ค๐๐ง ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ:
โ
Ardayda Dugsiyada
โ
Ardayda Jaamacadaha
โ
IT Students & IT Professionals
โ
Engineers doonaya inay sare u qaadaan xirfaddooda Networking
โ
Qof kasta oo doonaya inuu bilaabo ama horumariyo xirfadda Computer Networking
๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐:
โ
Network Fundamentals
โ
Network Access
โ
IP Connectivity
โ
IP Services
โ
Security Fundamentals
โ
Automation & Programmability
๐ฌ 100% Hands-on Lab Practice
Waxaan xoogga saaraynaa Theory + Practical, si aad u fahanto sida networks-ka dhabta ah loo dhiso, loo configure-gareeyo loona maareeyo.
๐ ๐
๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐-๐ค๐:
๐
Bilaabashada: 5 October 2026
โณ Muddada: 4 Bilood
๐๏ธ Jadwalka: Talaado & Arbaco
๐ป Live Interactive Sessions
๐งช Hands-on Practical Labs
๐ Certificate Included
๐จโ๐ซ ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐:
Eng. Abubakar Hassan
Cisco Certified Instructor
Waxaad heli doontaa tababar ku salaysan Cisco official learning materials, practical exercises iyo hagitaan ku saabsan diyaar-garowga CCNA.
๐ ๐๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ:
๐ป Computer aad isticmaali karto
๐ Internet xawaare macquul ah leh
โฐ Inaad si joogto ah uga qaybqaadato casharrada
๐ช Rabitaan iyo diyaar u ahaanshaha barashada Networking
๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ & ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง:
๐ฑ WhatsApp: +252 619 748168
โ ๏ธ Enrollment-ku waa kooban yahay โ booskaaga hadda xaqiiji!
๐ Baro Networking. Practice samee. Xirfad dhiso. Mustaqbalkaaga IT-ga u diyaargarow.
๐ Fadlan la wadaag post-kan qof aad u malaynayso inuu danaynayo Computer Networking ama CCNA.
๐ Facebook: https://www.facebook.com/ahsantutorialsf/
โถ๏ธ YouTube: https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
๐ฌ WhatsApp Group: https://chat.whatsapp.com/ElASWl1mw14LibUKMuml51
๐ข Telegram: https://t.me/+czl0Ft2xdTQyOTA0
๐ต TikTok: https://www.tiktok.com/.axsan
๐ Lasoco Ahsan Tutorials si aad u hesho casharro, updates, fursado iyo tababbarro cusub oo IT ah.
๐ค Waxaan isku arki doonnaa casharka Insha Allah.
๐