26/09/2026
๐๐ฝ WARGALIN: FASAL CUSUB: B2
Waxaa furan ku biirista fasalka heerka dhexe luuqadda - English Upper intermediate- B2 Level
Ku biirista fasalka waxa ay ku egtahay bishan Oct 05, 2026 insha Allah
Hadii aad daneynesid fadlan halkan uga biir liiska ardayda adigoo buuxinaya shuruudaha ku biirista ee ku xursan formkan:
๐๐ฝ https://cohort.somvato.edu.so/register.php
_
๐ช๐ผ Tijaabi heerkaaga luuqadda hadii aad rabtid marka h**e - FREE:
https://somvato.edu.so/et/
Akriso macluumaad dheeri ah oo ku aadan nidaamkeena casriga ah
ee barashada luuqadda:
https://app.somvato.edu.so/cohorts
La xiriir ikhyaarta Somvato wixii suaalo ah:
61 2253334