Ubad Care Clinic

Ubad Care Clinic

Share

Xaruunta daweynta caruurta iyo dhalaanka ee Ubad

Photos from Ubad Care Clinic's post 05/07/2024

Xaruunta Daweynta caruurta iyo dhallaanka ee UBAD CARE CLINIC waxay idinkugu bishaaraynaysaa in kaarka dhaqtarka uu yahay lacag la’aan inta lagu jiro bishan July.

Xaruunta waxay ku taalaa isgoyska Soobe kala xiriir number:610149241.

28/06/2024

Xaruunta Daweynta Caruurta iyo Dhalaanka ee UBAD CARE CLINIC waxay idin rajaynaysaa Jimco wacan oo Wanaagsan.

Ubad Care Clinic Xaruunta daweynta caruurta iyo dhalaanka ee Ubad

23/06/2024

Cudurada dilaaga ah ee ku dhaca caruurta ka yar shanta sano.
2-

21/06/2024

Xaruunta Daweynta Caruurta iyo Dhalaanka ee UBAD CARE CLINIC waxay idin rajaynaysaa Jimco wacan oo Wanaagsan.

20/06/2024

Cudurada dilaaga ah ee ku dhaca caruurta ka yar shanta sano.
1-

15/06/2024

Bahda UBAD CARE CLINIC waxay idinla qeybsanaysaa farxadda Ciidul Adxaa, Ciid Wanaagsan.

14/06/2024

Xaruunta Daweynta Caruurta iyo Dhalaanka ee UBAD CARE CLINIC waxay idin rajaynaysaa Jimco wacan oo Wanaagsan.

Ubad Care Clinic Xaruunta daweynta caruurta iyo dhalaanka ee Ubad

11/06/2024

Cudurada dilaaga ah ee ku dhaca caruurta ka yar shanta sano.
Xaruunta Daweynta Caruurta iyo Dhalaanka ee UBAD CARE CLINIC waxaa diyaar idin kugu ah Dr Nuur Ibraahim oo ah khabiir ku taqasusay daweynta caruurta iyo dhalaanka.

DARYEEL HUFAN & TALO TOOSAN.

ISGOYSKA SOOBE, 610149241

Photos from Ubad Care Clinic's post 03/06/2024

Xaruunta Daweynta Caruurta iyo Dhalaanka ee UBAD CARE CLINIC waxaa diyaar idin kugu ah Dr Nuur Ibraahim oo ah khabiir ku taqasusay daweynta caruurta iyo dhalaanka.

DARYEEL HUFAN & TALO TOOSAN.

ISGOYSKA SOOBE, 610149241

15/04/2024

Xaruunta UBAD CARE CLINIC waxaad ugu imaanaysaa DRYEEL HUFAN & TLO TOOSAN.

Waxaa diyaar idinkugu ah Dr Nuur Ibraahim oo ah khabiir ku taqasusay daweynta caruurta iyo dhalaanka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

DAGMADA HODAN ISGOYSKA SOOBE
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00