Qaran vocatinal training institute

Qaran vocatinal training institute

Share

page kaan waa page ka rasmiga ah ee School ka Qaran Vocational Training Institute fadlan like saar m

Photos from Qaran vocatinal training institute's post 17/07/2026

Hambalyo hambalyo dhamaan macalimiinta iskuulka Qaran vocatinal training institute waxa ay halkaan hambalyo ugu dirayaan Eng ustaad Ibrahim Ahmed Iise Soomoow oo ka mid ah macalimiinta iskuulka oo usoo dhamaatay heerka 1aad ee waxbarashada waxaan leenahay halkaada kasii wad dadaalka cilmiga aad baratay Allah hakuugu anfaco.

Photos from Qaran vocatinal training institute's post 07/01/2026

Qaar kamid ah ardayda caafimaadka ee iskuulka qaran branch-2

02/01/2026

Maamulka macalimiinta iyo ardayda Qaran vocatinal training institute waxa ay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan ustaad Abas Ahmed Abukar oo kamid noqday xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada boondheere

23/12/2025
20/11/2025

Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa macalimiinta soomaaliyeed oo ah lafdhabarta waxbarashada ubadka soomaaliyeed

Wuxuu macalin mudankiisu yahay doqoni waa moog
Macalinkeyna Allow kaal
Macalinkiisa Allow kaal.

31/10/2025

Qaran brach-2 degamada Abdiaziiz kusoo dhawaada

17/10/2025

Ogeysiis muhiim ah
Ardayda doonaysaa in ay cilmi koror sadaan dugsiga qaran waxa uu bilaabayaa diwaangelinta fasalo cusub .

23/08/2025

“Shimbiraha hawada sare
Heehaabayee jira
Haddii roob ku soo da'o
Hoy bay u baahdaan
Gorgorkana hankiisaa
Heegadaba dhaafshoo
Dhoolkan hibitiqaayaba
Hoosbuu u eegaa

Hawlaha adduunkiyo
Hagartana dadwaynuhu
Heedhe wuu ka simanyahay
Hayeeshee himiladiyo
Hiigsiga tilmaanta leh
Sida loo hirgaliyaa
Lagu kala horreeyaa”

Cawaale Deeqsi

Photos from Qaran vocatinal training institute's post 31/07/2025

Masmulka, macalimiinta iyo ardayda iskuulka Qaran Vocational waxa ay halkaan hanbalyo uga diyaraan ustaad Abas Ahmed Abukar oo maanta usoo gebabebowday heerka 1'aad ee jamacada .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Fiat
Mogadishu

Opening Hours

Monday 02:00 - 09:01
Tuesday 02:00 - 09:00
Wednesday 02:00 - 09:00
Saturday 02:00 - 09:00
Sunday 02:00 - 09:00