30/10/2021
*English Course 6 bilood gal sano oo free ah.
*Computer Course hal bil oo free ah.
*Online Course*
*Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Machadka Cilmi Academy wuxuu qaadanayaa fasalo cusub oo oo dufcadii 9aad oo luuqada English ka ah iyo dufcadii 2aad ee maadada Computer ka ah bisha November2021 waana lacag la.aan.
Diiwan galintu waa $5 luuqada english ka maadada Computer kana wax diiwan galin ah malahan.
Hadaba la xiriir xafiiska diiwan galinta.
Whatsapp number +252614776101*