Machad Umu-sacad

Machad Umu-sacad Waxa aan bixinaa Culuumta Qur'aanka iyo Tarabiyada islaamiga ah.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته MACHADKA BARASHADA QUR'AANKA KARIIMKA IYO Farbarka ee (ام سعد)📚📝🧕🏻Waa koorsada barashada...
03/05/2025

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

MACHADKA BARASHADA QUR'AANKA KARIIMKA IYO Farbarka ee (ام سعد)📚📝

🧕🏻Waa koorsada barashada farbarka iyo hingaada qur'aanka

Isdiiwaan galinta koorsada illa 5ta bisha may ayee ku egtahay cashirada wey bilaaban rabaan
Fadalan yeesan kaa xirman

👇👇👇👇👇👇👇
iska diwaan geli halkaa
Isqoristu wey socotaa yaan laga buuxin
✍️🏻✍️🏻✍️🏻✍️🏻✍️🏻✍️🏻
[0163916132]
Hadaad suaal qabto Nala soo xiriir!

29/04/2025

Ku soo dhawoow koorsadaan onlineka ah oo ka faideyso

04/03/2025
30/11/2024
28/02/2024

Waxa aan qur'aanka kariimka ah iyo Tarabiyada islaamka kugu bareynaa:-
1. Nidaam Fasal ah, haddii aad joogto muqdisho
2. Nidaam Online ah, adiga oo joogo aduunka daafihiisa.
Waxa aan 2 sano iyo 8 Bilood kugu bareynaa islaamka iyo Qur'aanka kariimka ah insha allah.
wixii faahfaahin ah waxaa nagala soo xariiri kartaa
WhatsApp 61 3916132

Machad Umu-sacad

 waxa aan ogeysiinaynaa dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada muqdishu in aan furney Machad Umu-sacad  oo lagu baranayo ...
22/02/2024


waxa aan ogeysiinaynaa dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada muqdishu in aan furney Machad Umu-sacad oo lagu baranayo qur'aanka kariimka ah iyo Tarabiyada islaamka.
wixii faahfaahin ah waxa nagala soo xariiri kartaa lambarkaan
61 3916132

Address

Kpp Sheikh Ali Sufi
Mogadishu
JH09010

Telephone

+252613916132

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machad Umu-sacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machad Umu-sacad:

Shortcuts

Share