09/04/2026
Waxaa inoo bilawday imtixaan bileedkii 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026. Waxaan u rajaynaynaa dhamaan ardayda Guul iyo horumar
Come Super To Become A Superior
09/04/2026
Waxaa inoo bilawday imtixaan bileedkii 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026. Waxaan u rajaynaynaa dhamaan ardayda Guul iyo horumar
19/03/2026
عيد المبارك
Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Waalidiinta iyo Ardayda iskuulka Super School waxaan lawadaageynaa Farxada Ciidda waxaana leenahay
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
كل عام وانتم بخير
14/03/2026
Kulan iskugu jiray Afur-wadareed iyo Aqrinta Qur'aanka Kariimka ah ayaa ka dhacay Xarunta dhexe ee iskuulka Super
Waxaa Soo Agaasimay kulankaan qiimaha badan Ardayda Shahaadiga ah ee Sanad waxbarasheedka 2025-2026
Dhanka kale Macallimiinta Iskuulka oo qeyb weyn ka ahaa kulanka ayaa Ardayda iskugu daray
Dar-daaran , Duco iyo iney muujiyaan Dedaal dheeraad ah .
Maadaama uu kusoo wajahan-yahay Imtixaanka Dowliga ah
10/03/2026
Ogeysiis Muhiim
Dhammaan Ardayda iyo waalidiinta Sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa inuu iskuulka galay maanta Fasaxa 10-ka Dambe ee Bisha Ramadaan iyo Maalmaha ciidda
Waxaan dib iskugu soo laaban doonnaa
28-ka Bisha March 2026
fans
10/03/2026
Hadii waxbarashadii ay hakad kaa gashay hada ayaa ka dhameystiran kartaa Super school adigoo shaqeysanaya , sidoo kale hadii aadan horay wax usoo baran waa goobta kugu haboon ee bixisa waxbarashada dadka waaweyn.
Kala xiriir lambarada shaashada ku qoran.
رمضان مبارك
Darsi ku Saabsan Bisha Ramadaan
كيف نستفيد من رمضان
Mustaqiim Abdikariin Yuusuf
fans
رمضان مبارك
Darsi ku saabsan
نصا ئح للصائم
Waxaana soo jeedin Doona Mustafa Axmed jaamac
رمضان مبارك
Darsi ku saabsan
بين يدي الصوم
(تعريفه وشروطه واقسامه وحكمه)
Waxaana soo jeedin Doona Zakariye Muxidiin Cali
Farrin xambaarsan Hambalyo iyo Baraarujin
Kana timid mid ka mid ah Macallimiinta wax ka dhigta Super School
Ustaad Gallad Faarax
fans
Farrinta Hambalyada Dhalashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Ustaad Maxamed Cabdi oo ka mid ah Macallimiinta Super School
fans