MUQAAL GUUD.
Xaflada qalin jabinta Dufcadda 2aad ee Markaska Al-xarameyn.
Markazka al-xarameyn
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markazka al-xarameyn, Education, Daaru-salaam, Mogadishu.
19/04/2026
19/04/2026
Q.2 aad sawirada.
Xaflada qalin jabinta Dufcadda 2aad ee Markaska Al-xarameyn.
16/04/2026
Xaflada qalin jabinta Dufcadda 2aad ee Markaska Al-xarameyn
16/04/2026
قراءة متعة من الطالب حمزة ليبان، يختم القرآن لأول مرة في عمره في مركز الحرمين للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية.
وانضم إلى المركز في 1/6/2024، وافدًا من أمريكا 🇺🇸، وكان في سورة نوح، وقد أتممنا عليه بعض التتمات من كتاب «معلم القراءة العربية» 📚.
يحفظ عن ظهر قلب ما يقارب خمسة عشر جزءًا.
وقد تم ختم القرآن الكريم بفضل الله ومنِّه بتاريخ 2026/03/29.
Ardayga Hamza Libaan, isagoo markii ugu horreysay noloshiisa ku dhamenaya Qur’aanka Kariimka Xarunta Markazka al-xarameyn ee Daraasaadka Qur’aanka iyo Culuumta Shareecada.
Wuxuu kusoo biiray xarunta 1/6/2024, isagoo ka yimid Mareykanka 🇺🇸, wuxuuna joogay suuradda Nuux, waxaana loo dhammeystiray qaybo ka mid ah kitaabka «Mucalim qiraaa » 📚.
Wuxuu xafidsan yahay qiyaastii shan iyo toban juz oo Qur’aanka ah.
Waxaa udhammeeyay Qur’aanka Kariimka fadliga iyo nimcada Eebbe taariikhdu markay ahayd 2026/03/29.
@
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Daaru-salaam
Mogadishu