Anu dadka ladan inan ku jiro. wan ka shakisna
lkn hada wan oo xaqiiqsaday. caloow 🤣🤣🤣🤣
Maahi,yare
Ku xirnow page kan igana filo Aqbrad wuxu ALLE rali ka yahy
30/05/2024
Waxaa Qorey Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar⬇️
(Sixidda Ababkeena Siyaasaddeed)
"Kun iyo sagaal boqol iyo lixdameeyadii laga soo bilaabo Siyaasada Dalka Itoobiya waxaa ku hardamayay siyaasiyiin loo yaqaan Siyaasiyiinta Dhaqdhaqaaqii Ardayda (Student Movement). Waxay ahaayeen jiil cadiifadaysan oo kolna afkaaro siyaasadeed oo caalami ah — sida Hanti-Wadaag iyo Hanti-Goosad — la kala saftay, kolna aragtiyo Qowmi ah qadha iskaga saaray. Ilaa maanta saamaynta ay ku leeyihiin siyaasadda dalku ma dhamaan, inkasta oo ay sii diciifayaan.
Dhinaca Deegaanka Soomaalida, waxaa jiilkaa u dhigma siyaasiyiintii la kawsatay aasaaskii Deegaanka iyo Ururadii 14ka ahaa ee beelaha ku salaysnaa. Siyaasiyiintaas in badan oo kamid ah way hooydeen, in kale hawlgab ayay noqotay, in kalana wakhtiga iyo isbadalkiisa ayay aqbaleen oo danahooda ayay ku foofeen.
Waxaase wali sii galgalanaya in tiro yar oo wali aan ka ilbixin tabcooyinkii qabiil wax ku raadinta iyo xeryo ku meereeysiga. Reer Hebel baa waxaa xaq u leh, Reer Hebel waxaas xaq uma laha, Reer Hebel baa la neceb yahay, Reer Hebel jabkaasuu inala maagan yahay, waa xeeladaha mirdhay ee laakiin wali wax ay ku sii raadiyaan jiilkii ku ababay siyaasadda O iyo Leegaa is haya! Xitaa xili taknooloojoyadii, aqoontii, siyaasadihii dalka iyo kuwii duniduba si wayn isu badaleen, iyagu wali tabcooyinkii dulsaarnimada siyaasadda ee ay muddo badan dheef ka heleen k**a ilbixin, mana badalin!
Qaloocaa inaga galay ababka siyaasadda ayaa ah caqabadda koowaad ee inaga hortaagan ilbixinta siyaasadda Deegaanka. Waana hawsha ay tahay in wakhti dhow laga gudbo si loo helo jiil aragti iyo afkaar wax ku raadiya, loogana baxo siyaasadda ku salaysan qabiil abaabulka iyo xeryo ku meereeysiga".
Xigasho SRTV
22/05/2024
Xeerarka kubadda cagta iyo ciyaalnimaddii.
1. Milkiilaha kubbadda ayaa go’aamin jiray cidda ciyaareysa.
2. Ilmaha buuran had iyo jeer waa lambarka 5 ama goolhaye.
3. Ciyaartu waxay ku dhammaan kartaa si lama filaan ah haddii milkiilaha kubadda uu xanaaqo ama uu dhaawacmo ----!!!!!
4. Ciyaartooyda kuwa ugu fiic fiican ayaa markasta marka h**e la xushaa.
5. Waa laguu oggol yahay inaad beddesho goolhayaha marka uu rigoore jiro. (Penalty)
6. Haddii aad ciyaartid darbo culus, milkiilaha kubbadda ayaa kuu digi. Yacni. Banooniga ha qarxin ayuu ku dhahayaaa.
maxaad ka xasuusataa ...!
21/05/2024
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka digtay Dufaaano culus oo loogu magacadaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka Xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka , Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe, waxana ay bulshada uga digtay in ay taxadaraan.
20/05/2024
Maydki madax'waynaha iraan. olag soo saray buurihi ay kula dhacday diyaradi u sarna.
Guud ahaan beeralayda gobolka Shabeelle ayaa cabasho ka muujiyay cudur ku dhacaya dalaga beeraha gaar ahaan basasha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu