21/11/2024
Hambalyo Hambalyo๐๐โ๏ธ
Maalinta Macallimiinta Soomaaliyeed
Macallimiinta sharafta leh ee Soomaaliyeed, maanta oo kale waa maalintiinna!
Waxaan idinku bogaadinaynaa shaqada adag, dedaalka joogtada ah, iyo kaalinta muhiimka ah ee aad ku leedihiin horumarinta bulshadeenna. Waxaad tihiin iftiinka iyo hagaha jiilasha soo koraya, waxaana nahay kuwo qadarin iyo mahadnaq aan xad lahayn idiin haya.
Guul, barwaaqo, iyo caafimaad ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin. Hambalyo, Macallimiinta Soomaaliyeed Gaar ahaan Macallimiinta Dugsiga Facaweyn ee OMAR Binu khadaab primary and secondry school .