28/08/2025
Kaafiye Primary And Secondary School
Kaafiye Primary And Secondary School waa goob wax barasho o si gaar ah loo leeyahay ujeedadeenu taha
28/08/2025
14/08/2025
Waxaan hambalyo udireynaa ardada fasalka8aad ee Kaafiye Primary And Secondary School oo helay natiijada imtixaanka fasalka 8aad ee shahaadiga.
Dadaal iyo juhdi dheer kadib guul ayaad gaarteen hambalyo markale.๐๐๐ฝ
04/07/2025
Waxaa siqurux badan inoogu soo gabagaboobay Tartanka Kubada cagta Tartanka oo xiisa gaar ah lahaa intii uu socday waxaa Finalkiisa isugu soo haray Labada fasal ee kala ah, iyo .
Waxaa tartanka kuguuleystay koobna qaaday Fasalka oo sanadkaan kuwada guuleystay dhammaan tartamadi kasocday Dugsiga Kaafiye Primary And Secondary School
๐ฅโฝ๐๐
09/06/2025
Waxaa mahad oo dhami usugnaatay allah SWT kaa inoo suurageliyey sanadkii 6aad in ardada fasalka ee dugsiga dhexe u fariistaan imtixaanka heer qaran ee uu qaadayoAgaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Waxaan allah SWT uga baryeynaa inuu kayeeelo kuwii kuguuleysta natiija wanaagsanna kahela imtixaanka.Aamiiin Aamiin.
05/06/2025
Waxaa maalintii shalay si quruxbadan uga qabsoomay dugsiga Kaafiye Primary And Secondary School xafladda sagootinta fasalka form 4 oo sanadkaan u fadhiisanaya imtixaanka heer qaran.
Waxaan allah SWT uga baryeynaa inuu kuguuleeyo imtixaankaas oo ey ufadhiisan doonaan 14/06/2025.
Waxaan urajeyneynaa Guul iyo Nasiib wacan insha Allah.
29/05/2025
Waxaa maalintii shalay si quruxbadan ugu soo gaba gaboobay Kaafiye Primary And Secondary School tartan aqooneedkii sanad waxbarasheedka 2024-2025.
Tartanka oo finalkiisa isugu soo hareen labada fasal ee kala ah iyo waxaa kuguuleystay fasalka Form3.
Hambalyo Hambalyo Halkaa kasii wada dadaalka.
10/05/2025
Diyaar garow wacan ayaan idiin rajeyneynaa Ardada Fasalka 8aad ee imtixaanka ufadhiisanaya 9/6/2025.
___๐ช๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก____
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxa uu ku wargelinayaa ardayda, waalidiinta, maamulada dugsiyada iyo dhammaan bahda Waxbarashada in ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐/๐๐/๐๐๐๐.
Agaasinku waxa uu u rajaynayaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda waxbarashada guul iyo diyaar garow buuxa, waxa uuna ku boorinayaa in ay ku talagalaan taariikhda Imtixaanka loo asteeyay.
๐๐๐๐๐จ๐๐๐ฆ๐๐ฎ๐ฃ ๐๐๐๐๐ฃ
22/02/2025
Waxaa weli si quruxbadan usocdo tartanka kubada cagta kaafiye cup iyada oo ey xusid mudantahay in leesla soo gaaray wareega 2aad waxaana galabta kulan xiiso badan isku arki doono labada koox ee kakala socda fasallada Form 4 iyo form 1
Waxaan urajeyneynaa iney soo bandhigi doonaan ciyaar xiiso badan insha allah.
18/02/2025
Waxaa si habsami leh u socdo tartanka kubada cagta kaafiye CUP iyadoo ey xusid mudantahay in maanta laciyaarayo kulankii sedexaad ee heerka groupyada
waxaana maanta fooda isdarayo labada naadi ee kakala socdo fasallada 7aad iyo 8aad.
17/02/2025
Waxaa maalinnimadii shalay si quruxbadan noogu furmay tartanka kubada cagta kaafiye cup oo ey kaqeybgalayaan dhammaan fasallada Kaafiye Primary And Secondary School gelinka subaxa 7aad-form4
Waxaa sidoo kale tartanka lagu furay labada naadi ee kakala socday fasallada iyo .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Tusbaxle Street , Raadeer, Dayniile
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |