๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก Shirkadda Diyaarinta Buugaagta Caruurta

๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก Shirkadda Diyaarinta Buugaagta Caruurta

Share

Hormarinta Akhriska iyo Qoraalka Caruurta,
๐—๐—ถ๐—ถ๐—น ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ป

22/07/2026
14/07/2026

Adkaarta guriga

11/07/2026

Waxaan idiin diyaarinay buugaag far qurxin oo kala ah:
๐Ÿ“˜ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ข ...kana kooban ๐—˜๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ผ, ๐—๐˜‚๐—บ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป...
๐Ÿ“– Wa buugaag wadata shuruucdooda๐Ÿ”– ardeyguna laraac raaci karo kalana ah-โคต๏ธ

โ˜‘๏ธ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ 35 bog
โ˜‘๏ธ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ 62 bog
โ˜‘๏ธ Waxaad uheli karta ๐—ฃ๐——๐—™ ahaan.
๐Ÿ”ป13//2025 Waana ๐Ÿฎ$ dhamaantod.
โ€”> 61 5171369

๐—ง๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐—š๐—ฅ๐—”๐— : https://t.me/nuuunonlineacademy
โ€”
#๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ
#๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ

Photos from ๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก Shirkadda Diyaarinta Buugaagta Caruurta's post 11/07/2026

๐Ÿšจ๐—•๐—ฎ๐—ฟ ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ

Mashruuca ๐—•๐—ฎ๐—ฟ ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ waa mashruuc loogu talagalay horumarinta akhriska iyo qoraalka carruurta, wuxuuna socday muddo ku dhow 2 sano.
Mashruucan waxaa loo diyaariyey carruurta daโ€™doodu u dhexeyso ๐Ÿ‘ ๐ฃ๐ข๐ซ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ• ๐ฃ๐ข๐ซ, si ay u helaan aas' aas waxbarasho oo habeysan iyaga oo daโ€™ yar.
Waxaa si fudud ugu dhigi kara qof kasta oo yaqaan luqadda Soomaaliga, sida:
โ€ข waalidiinta,
โ€ข macallimiinta,
โ€ข iyo dadka daneeya waxbarashada carruurta.
Mashruucu wuxuu ku qoran yahay ๐š๐Ÿ-๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก, waxaana loo habeeyey hab fudud oo carruurta ku dhiirrigelinaya barashada iyo fahamka, lehna sawiro qoraalo haboon iyo farshaxan.
๐Ÿ“š ๐™ˆ๐™–๐™จ๐™๐™ง๐™ช๐™ช๐™˜๐™ช ๐™ฌ๐™ช๐™ญ๐™ช๐™ช ๐™ ๐™– ๐™ ๐™ค๐™ค๐™—๐™–๐™ฃ ๐™ฎ๐™–๐™๐™–๐™ฎ
1: Qalin qabasho
2: Midabayn
3: Barashada xarfaha Carabiga
4: Barashada xarfaha Soomaaliga
5: Ababiye
6: Af-Soomaali
7: Xisaab
8: Nuxur
9: Sheekooyin
๐ŸŽฏ ๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™™๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™–๐™จ๐™๐™ง๐™ช๐™ช๐™˜๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™– ๐™ž๐™ฃ ๐™˜๐™–๐™ง๐™ง๐™ช๐™ช๐™ง๐™ฉ๐™ช:
โ€ข bartaan akhriska iyo qorista,
โ€ข kobciyaan fahamkooda,
โ€ข jeclaadaan waxbarashada,
โ€ข isla markaana si wanaagsan ugu barbaaraan afkooda hooyo.

๐ŸŒทWaxaana ka shaqeyay sixidiisa oon uga mahadcelinya Ustaad Faarax Biniin Boss
Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dhammaan inti ku darsaty fikrad ama ila fiirisay...
๐Ÿ’ฅ mashruucu Waa uu dhamaystiran yahay walise lama daabicin...

Waxaa qoray Asmaa Cabdi Xuseen Asma Shimbirey
https://t.me/Barubadkaaga
Ka eeg hoos nashqada๐Ÿ‘‡
Mahadsanid..

21/02/2026

Ramadaan Wanaagsan
ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ

15/02/2026

Bar-ubadkaaga waa dhismaha ugu muhiimsan ee dhisidda howlaheenna.

Photos from ๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก Shirkadda Diyaarinta Buugaagta Caruurta's post 22/09/2025

Warqada Qudaarta...

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu
Mogadishu