Kororso

Kororso

Share

KORORSO waa akadeemiyada lagu barto hal-abuurka iyo Technology yada. Ujeedada ugu weyn waa hal abuur

Photos from Kororso's post 18/08/2023

Waxaa saacadaha soo socda bilaaban doona Seminars ki aan shaacinay
Wixi faah faahin dheeri ah
nagala soo xiriir 770269393 WhatsApp

14/08/2023

Ogaysiis Hadii aa tahay qof daneeya arimaha 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 and 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 waxaa ku leenahay ka faaidayso Seminar-kaan online ka ah adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga ayaa ka qeeb qaadan doontaa.
Wuxuuna dhici doonaa insha Allah 17/08/2023.

𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠?
𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧?
𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐫𝐪𝐢𝐠𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐚𝐧𝐝 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧?

Intaas iyo in ka badan ayaa ku qaadan doonaa.

Fadlan iska diiwaangali whatsApp number-kaan 770269393 inta aa la gaarin 17/Aug/2023 maalinta 𝗞𝗵𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 adigoo buuxinaya shuuruudaha:

1.Magacaaga oo sidexan
2.Heerka Waxbarsho
3.Page like and Follow
4.Share post

comments ka fursad ayaa ka jirta halmar booqo

wixi faa faahin dheeri ah nagala soo xiriir 770269393




12/08/2023

Ogaysiis Muhiim ah waxaa goor dhow bilaaban doona 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 oo ah qurxinta sawirada, bororka, iyo samaynta id cards, brochure iyo wixi la midka ah.

#𝟏𝟎𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟 𝐞𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐩𝐚𝐠𝐞
👍 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐮'𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐲𝐧 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞𝐤𝐚.

♕1.𝙎𝙤𝙛𝙩𝙬𝙖𝙧𝙚-𝙙𝙖 𝙚𝙚 𝙡𝙤𝙤 𝙞𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡𝙤 𝙜𝙧𝙖𝙥𝙝𝙞𝙘 𝙙𝙚𝙨𝙞𝙜𝙣 𝙢𝙞𝙙𝙠𝙚𝙚 𝙪 𝙘𝙖𝙖𝙣𝙨𝙖𝙣 𝙡𝙤𝙤𝙣𝙖 𝙞𝙨𝙩𝙞𝙘𝙢𝙖𝙖𝙡 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙘𝙖𝙨𝙧𝙞𝙜𝙖𝙖𝙣?
Jawaab wacan insha Allah

Wixi faah faahin dheeri ah waxaa naga soo xiriirtaa WhatsApp 770269393 ama qeebta comment-ga faalo noogu reeb


10/08/2023

𝗔𝗿𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗸𝗼𝗿 𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝗼𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗲𝗺𝗶𝗻𝗮𝗿 𝗰𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗖𝗼𝗻𝗰𝗲𝗽𝘁 𝗼𝗳 𝗗𝗮𝘁𝗮𝗯𝗮𝘀𝗲.
𝗦𝗶𝗱𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗽𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿𝗮 𝗦𝗤𝗟.

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮 𝗾𝗲𝗲𝗯 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮:
𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝗴𝘂 𝗾𝗲𝗲𝗯 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘁𝗼 𝘀𝗲𝗺𝗶𝗻𝗮𝗿 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽𝗸𝗮 𝟳𝟳𝟬𝟮𝟲𝟵𝟯𝟵𝟯 𝗻𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗿𝘁𝗮𝗮:
𝟭.𝗠𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮𝘅𝗮𝗻
𝟮.𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮
𝟯.𝗣𝗮𝗴𝗲 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿
𝟰.𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗴𝗮𝗿𝗮𝘆

𝗪𝗶𝘅𝗶 𝗳𝗮𝗮𝗵 𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 𝟳𝟳𝟬𝟮𝟲𝟵𝟯𝟵𝟯




Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Buulo Xuubey
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:00
Tuesday 07:30 - 20:00
Wednesday 07:30 - 20:00
Thursday 07:30 - 20:00
Friday 07:30 - 20:00
Saturday 07:30 - 20:00
Sunday 07:30 - 20:00