Caska Graphic designer

Caska Graphic designer

Share

Creative professional graphic designer

21/04/2021

Isdhageyso walaal.
Uma baahnid dhiirigelin iyo waxku cariya, haddii aad adigu isdhageysato!

Dhamaanteen weynu isla sheekaysanaa oo intaas hoos baynu iskula faqnaa, laba codbaa gudaheena ka dhawaaqa innoo sheega farriimo lid isku ah, midbaa ina reeba oo inoo sheega inaynaan waxba qabsan karin oo aynu nasiib xunnahay, ahna ka aynu badiyaaba dhageysano, midbaase jira aynu cabudhino oo innooga warama sida aynu unahay mar la' araga dunida halka mar yimid. Wuxu innoo sheegaa inaan la helayn beddelkeena oo aan la buuxin kareyn kaalinteena.

Adigu waxad noqon doontaa uun natiijada hadba labadan midka aad uhiiliso.

17/03/2021
07/02/2021

Caska Graphic designer

Halaga faaideysto sxbayaal

07/02/2021

Caska Graphic designer

07/02/2021

It's some our clients it's made by Caska Graphic designer

30/12/2020

Hadda Dalbo



Adeega
Oo ah adeega ay inta badan macaamisha Naga dalbadaan .

Wac Numberka shirkada 0612537422/683514761

Nagu dooro Adeeg Tayo leh iyo Qiimo ku raali galiya .

21/11/2020

Hambaloyo macalimiinta somaliyed

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu