Somali Youth Development Institute

Somali Youth Development Institute

Share

Machadka hormarinta dhalin yarada soomaaliya waxa uuka shaqeeyaa hormarinta dhalinyada soomaaliyeed

Photos from Somali Youth Development Institute's post 16/04/2024

Waxaan kuu heynaa Buugaag xiiso leh isla markaana kobcinaya maskaxdaada iyo garaadkaada nagala soo xariir 0616276921

16/06/2023

انا لله وانا اليه راجعون
Maamulka sare Somali Youth Development Institute waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan allaha ha unaxariisto ustaad Abukar Abdule Mumin oo xalay ku geeriyooday Magaalada Baladweyne.
Dhammaan qoyska, ehelka iyo caruurtiii uu ka baxay samir iyo iimaan allaha ka siiyo waxaan kaloo uga tacsiyeynaa Maamulka iyo macalimiinta Jaamacada GREEN HOPE UNIVERSITY oo uu ka mid ahaa isagana qabrigiisa allaha u waasiciyo jannatul fardowsa alaha ka waraabiyo.

20/09/2022

Jamacada Imam Shafi'i University oo kamid ah jamacada dalka kuwooda ugu tayada sareeyo ayaa ururka Somali youth education network - soyen siiyasay deeq wax barasho oo gaarayso ilaa iyo 50 arday hadaba bahada fursadan waxay u soo bandhigaysaa Dhamaan ardayda soomaaliyeed ee sanadkaan kasoo baxay dugsiga sare si ay uga faa idaysataan deeqdaan waxbarasho hadaba si aad ugu mid noqoto kuwa nasiibka u yeeshay fursadaan ay na siiyay jamacada la soo xariir lambaradaan hooyo ee boorka ka muuqado ama ku dhufo linkigaan hoose si aad u hesho xogta oo dhamaystiran
Tell. 0615522839/0619151161/0616276921 ama WhatsApp number ku dhufo linkigaan
https://wa.me/message/Q52WRERUSFXVM1

05/08/2022

Nile University of Science and Technology oo caan ku ah cilmiga teknoolagljiyadda waxa ay idiin haaysaa fursado waxbarasho oo scholarship ah Kala xariir
Mobile 616276921 - 615522839
Whatsp lambur ku dhufo linkigaan hoose
https://wa.me/message/Q52WRERUSFXVM1
𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠 & 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞
✅Bachelor of Computer Science
✅Bachelor of Information Technology (IT)
✅Bachelor of Networking & Cyber Security
✅Bachelor Degree in Software Engineering
𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞
✅Bachelor of Medical Laboratory
✅Bachelor of Public Health
✅Bachelor of Nutrition
✅Bachelor of Nursing & Midwifery
𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐄𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞
✅Bachelor of Public Administration
✅Bachelor of International Relations & Diplomacy
✅Bachelor of Social Work & Social Administration
✅Bachelor of Procurement And Logistics Management
✅Bachelor of Human Resource Management
✅Bachelor of Business Administration
✅Bachelor of Accounting Finance

01/04/2022

Bahda soydi oo isku duuban waxay idin lee dahay ramadaan mubaarak meel kastoo muslimiinta dunida ka joogaan

05/02/2022



Fadlan u codee Hogaamiyaha/Guddoomiyaha Jaamacadda Green Hope Prof. Xuseen Toxow Farah hadii uu mudan yahay in lagu abaalmariyo abaal-marin muujinaysa heerka ugu sarreeya ee hoggaamintiisa, adeegga iyo sida ay uga go’naashiyahiisa waxbarashada, taasoo tayeysay qaranka iyo qiyamka sareynta iyo bulshada.
Booqo oo ka codee Link_ga hoose ee Website_keenna
https://www.somalileadershipawards.so/ceo-university-leadership-award/

08/12/2021

Dhallinyaradaan waa Geesiyaal Qaran Waxaan bulshada Soomaaliyeed dal iyo dibad ka codsanaynaa hadnahay bahda Somali Youth Development Institute iyo Somali youth education network - soyen oo isku duuban ayaa idin leh in si buuxda loo garab-istaago dhiira galin iyo garab istaag ayay naga mudan yihiin dhalintaan is xilqaantay

21/10/2021

SOYDO GUUL

18/10/2021
30/09/2021

Jimco Mubaarak

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


KM4 Street
Mogadishu