23/07/2026
on your graduation! Praying that Allah places Barakah in everything you do and protects you as you start this exciting new chapter.
Ubax Alpih, on your great day!
Empowering the students to become scholars
23/07/2026
on your graduation! Praying that Allah places Barakah in everything you do and protects you as you start this exciting new chapter.
Ubax Alpih, on your great day!
09/07/2026
Maamulka, macallimiinta, ardayda iyo guud ahaan bahda Dugsiga Al-furaat Primary and Secondary schools waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Muna H. Bashir , oo soo gabo gabeysay heerka koowaad ee waxbarashada.
H. Bashir, waxa ay kamid tahay dadka ku tilmaaman fakirka iyo hal-abuurka togan.
Waxaan Alle SWT kaaga baryeynaa inuu cilmiga aad baratay kaaga dhigo mid aad ku anfaca diinta, dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Hambalyo H.Bashir Waxaan kuu rajaynaynaa guulo kale oo waaweyn insha Allah.
25/06/2026
🎉Hambalyo.
Dhamaan Ardayda U soo Dhamaday Imtixaanka Shahaadiga Ah Si gaar ah Ardayda dugsiga Al-furaat Natiijo Wangsan Ban Idiin Rajeynanaa
24/06/2026
Maalinta Caashuura. 10th Muxarram.
Soonka maalinta Caashuuraa waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu noo dhaafo dembiyadii sannadkii h**e.
Waxaana sunno ah in lala soomo hal maalin ka hor (9-ka Muxarram) ama hal maalin ka dib (11-ka Muxarram), si looga duwanaado Yuhuudda."
18/06/2026
Jadwalka Imtixaanka finalka Ardayda Galableyda- Ah Sanad-Dugsiyeedka 2025-26.
18/06/2026
🎉Hambalyo.
Dhaman Ardayda maanta U Soo Dhamaday imtixaanka Shahadiga ah Ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Waxaan idiin rajeynayaa guul, natiijooyin wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya. Alle ha idin waafajiyo. Aamiin. 🤲🎓✨
18/06/2026
Jadwalka Imtixaanka finalka Ardayda Secondary-ga Ah Sanad-Dugsiyeedka 2025-26.
14/06/2026
dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee Barito u fariisanaya imtixaanka shahaadiga ah ee ay qabanayso Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2025–2026. Si Gaar ah Ardeydeena
Waxaan idin rajaynayaa guul, nasiib wanaagsan.
Ilaahay ha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idinka dhigo kuwii guulaysta.
12/06/2026
Juma wanagsan dhamman umadda muslimiinta ah.
03/06/2026
بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين.
Maamulka, macallimiinta, ardayda iyo guud ahaan bahda Dugsiga Al-furaat Primary and Secondary schools waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Macallin Abdirahman Abdullahi Abdi, oo si guul leh u difaacay shahaadada Master Degree ee Takhasuska Dacwada iyo Daraasaadka Islaamka.
Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu cilmigiisa uga dhigo mid anfaca diinta, dalka iyo dadka Soomaaliyeed, kana yeelo kuwo lagu hago wanaagga iyo horumarka.
Hambalyo Macallin Abdullahi Abdi. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo kale oo waaweyn insha Allah.