Prestige Institute

Prestige Institute

Share

Prestige Institute waxa uu kuu diyaariyay koorsooyinkii aad u baahnayd iyo macalimiin khibrad u Leh maadooyinka ay dhigayaan

11/08/2025

Waxaan qaadan doonaa fasalo cusub oo graphic design ah bisha September.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 619209222

21/04/2025

Waxaa maalinta khamiista inoo qabsoomi doono qaybtii labaad ee seminarkii ku saabsanaa sidee ku noqon kartaa arday ku guuleysta imtixaanka kuna keeni kara Grade Fiican.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir 61 3262326 ama 619209222

12/04/2025

Face two ayaan qaban doonaa maalinta arbacada taariikhdana ay ku beegan tahay 16-04-2025
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326

Photos from Prestige Institute's post 10/04/2025

Prestige Institute ayaa maanta seminar u qabtay ardayda shahaadoga ah ee Form Four-ka iyo 8aadka.
Seminar-kan ayaa ku saabsanaa
1. Imtixaanka ka hor ardayga maxaa looga baahan yahay.
2. Isbuuca imtixaanka uu socdo ardayga maxaa looga baahan yahay.
3. Buuga jawaabaha ( Answer sheet ) sidee wax loogu qoraa.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326

07/04/2025

Sidee ku noqon kartaa arday ku guulayta imtixaanka shahaadiga ee WWHT, Sidoo kale ku baasi kara natiijo sare.
Yuusan ku dhaafin fursadan dahabiga ah.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326

29/03/2025

Ciid wanaagsan dhammaan umadda mulsminta ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed, waxaan sidoo kale hambalyo u diraynaa bahda Prestige Institute

28/03/2025

Waa Revisionka-ka fasalka form four, maadaduna waa xisaab,macalinkuna waa ustaad Seeq duceysane fadlan ka faaiidayso wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 613262326

27/03/2025

Jimco wanaagsan dhammaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan bahda Prestige Institute, ilahay acmaasha wanaagsan ha inaga aqbalo.
Aan ku dadaalno quraan akhtiska, waxaan ku jirnaa bishii barakaysneyd ee ramadan

23/03/2025

Machadka Prestige Institute waxa uu kuu hayaa fursadii aad wax ku baran lahayd fadlan soo gaar xarunta machadka.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 613262326

21/03/2025

Machadka Prestige Institute wuxuu kuu diyaariyay macalimiin khibrad u leh maadooyinka ay bixinayaan wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222

15/03/2025

Ku soo dhawaada π—£π—Ώπ—²π˜€π˜π—Άπ—΄π—² π—œπ—»π˜€π˜π—Άπ˜π˜‚π˜π—².
waxaad ka heli kartaa dhammaan maadooyinka aad u baahan tahay sida Computer-ka, Scientific subjects-ka, luuqadaha, Caafimaadka, iyo fasalo foundations ah. Wixii faahfaahin kala xitiir numberka tirsigiisu yahay 615990012 ama 619209222

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Howlwadaag
Mogadishu
252