Al-Fathi institute of languages and scientific subjects

Al-Fathi institute of languages and scientific subjects

Share

naftaada jahliga ka saar inooguna imaaw oo nagu soo booqo xaruntenna alfatxi institute.

19/05/2026

Arday dhamaysay courskii caafimaadka ayaa mahad iyo bogaadin u jeediyay maamulka iyo macalimiinta machadka al-fathi.



17/05/2026

Muuqaal:
Qeeb ka mida ardayda ayaa Hambalyo iyo mahadcalin jeediyay imtixaanki ka dib.

Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 17/05/2026

Waxaa si nabdoon inoogu soo dhamaday courskii caafimaad oo mudooyinkii ugu dambeeya ba geba-gebo inoo ahaa.

Waxa ay ardaydu u fariisteen imtixaankii ugu dambeeyay ee courskaan, waxaan na kaga rajaynaynaa natiijo ay ku farxaan idan-ka alle.





Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 14/05/2026

Waxaa si nabada inoogu soo dhammaaday imtixaankii inoo socday maalmahaan.

Waxaan dhammaan ardayda uga rajaynaynaa natiijo ay ku farxaan idan-ka alle.



Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 12/05/2026

Hooyo wax baratay waa bulsho wax baratay✍️





Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 10/05/2026

Waxaa wali si habsami leh inoogu socda imtixaankii.
Guulo badan ayaan idiin rajaynaynaa ardaydeenna.




Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 09/05/2026

Waxaa dhammaan qeebaha kala duwan ee machadka si rasmi ah uga bilaawday imtixaankii 4-billaha ahaa.

Waxaan dhamaan ardayda uga rajaynaynaa natiijo ay ku farxaan idan-ka alle.


04/05/2026

Muuqaal: bandhigga ardayda.

02/05/2026

Warbixin soo koobaysa baaritaanadii free-ga ahaa ee aanu u samaynay ardayda dhigata dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al-Fatxi.





Photos from Al-Fathi institute of languages and scientific subjects's post 02/05/2026

“Successful Seminar on Hemoglobin (Hb) Testing 🩸”
We had an informative session discussing the importance of hemoglobin testing in detecting anemia and improving community health.
“Knowledge is power 🩸”
“Health first, always.”
“Say no to anemia.”
📍 Alfathi Institute of Languages
30 April 2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu