كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية

كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية

Share

كلية من جامعة طه العالمية

Photos from ‎كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية‎'s post 15/05/2026

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼

Dhammaan bahda 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗗𝗜𝗨, waxa ay bogaadinayaan 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚, oo shalay Tr: 𝟏𝟒/𝟎𝟓/𝟐𝟎𝟐𝟔, ka qabsoontay xarunta dhexe ee Jaamacadda 𝗗𝗜𝗨 , taas oo u dhacday hannaan ku saleysan nidaam “𝐪𝐨𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝".

Doorashada waxaa ku tartamay musharrixiinta kala ah:
𝟏.𝐀𝐲𝐮𝐮𝐛 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢
𝟐. 𝐀𝐦𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝

Kadib geeddi-socodkii codbixinta iyo tirinta codadka, waxaa si rasmi ah ugu guuleysatay Avv. 𝐀𝐦𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝, oo ka mid ah ardayda 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮, taas oo heshay kalsoonida inta badan ardayda codbixiyeyaasha ah.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Guddoomiye 𝐀𝐦𝐚𝐥, anagoo u rajeynayna hoggaan hufan, masuuliyad leh, iyo adeeg ardayeed oo tayo leh. Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa dhammaan musharrixiintii tartanka ka qeyb galay, guddigii doorashada, iyo ardaydii ka qeyb qaadatay hirgelinta doorashadaan.

Waxaan bogaadineynaa dhammaan agaasimayaasha xafiisyada kala duwan ee Jaamacadda, gaar ahaan agaasinka Xafiiska arrimaha ardayda, oo runti qabtay is shaqa adag.

Hambalyo dhammaan bahda DIU.

Photos from ‎كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية‎'s post 14/05/2026

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Dhammaan bahda kulliyadda Sharciga ee DIU, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan bare sare Mr. 𝗗𝗲𝗸 𝗦𝗵 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗯𝗱𝗶, oo difaacday buuggga qalinjibinta Master-kiisi 2aad, ee ku diyaariyay takhasuska "𝗚𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗱𝗮".

Ustaad Deeq waxa uu ka mid yaahay macallimiinta laf-dhabarka u ah kulliyadda Shareecada iyo qaanuunka laga soo bilaabo 2013.

Hambalyo Hambalyo mudane.

Photos from ‎كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية‎'s post 28/11/2025

𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, 𝟮𝟴 𝗡𝗼𝘃𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿, 𝟮𝟬𝟮𝟱

Waxaa maanta loo qabtay 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 ee Sanadka 1aad, Seminar aad muhiim ugu ah, oo ku saabsanaa " 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝘂 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮"
"مهارات التفوق الدراسي" .

Waxa ayna kaga faa'iisteen sida daraasada loola socodo, loona diyaariyo maadooyinka ay dhiganayaan, iyo talooyin wax ku ool ah, oo ku saabsan imtixaanka.

Guul iyo horumar wacan dhammaan ardayda .



.

Photos from ‎كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية‎'s post 21/11/2025

" 𝟮𝟭-𝗸𝗮 𝗡𝗼𝘃𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿, 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 "

Hambalyo dhammaan 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗗𝗜𝗨, waxaan idin leennahay abaalkiinna ma gudi karno ee rabbi ha idin ku abaal mariyo adduunyada barwaaqo, aakhirana Janno.

Sidoo kale waxaan u mahad celineynaa ardayda kulliyadda, oo aad u maamuusay macallimiintooda, ugana mahad celiyay howsha wanaagsan, ee naf hurnimada leh, haddii ay tahay waxbarid, talo, toosin iyo dhiirra-galin intaba.

Iayagoo macallimiintooda guddoonsiiyay shahaado Sharaf iyo haddiyado qiima badan .

Mahadsanidiin dhammaan ardayda sharafta leh, si gaara ardayda Semesterrada 3aad & 5aad .

26/10/2025

𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚 waxa ay bogaadineysaan 𝐒𝐚𝐢𝐝 𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐨𝐮𝐝 oo ah mid ka mid ah ardeyda dhigata 𝐤𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐠𝐚 oo u galey 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 kulliyadiisa oo idil, imtixaanki sanad waxbarasheedka 2024-2025 .

Dhammaan ardeyda waxaan ku bogaadineynaa iney dadaalaan oo ay kamira dhaliyaan waxbarashadooda, Guuleysta dhammaantiin.

كلية الشريعة والقانون - جامعة طه العالمية

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗔𝗯𝗱𝗶 𝗢𝗺𝗮𝗿 (𝐃𝐫. 𝐐𝐚𝐫𝐲𝐚𝐧) .

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: 𝗗𝗿. 𝗗𝗲𝗸 𝗦𝗵. 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗯𝗱𝗶 .

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: Mr. 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱𝗻𝗼𝗿 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗝𝗮𝗺𝗮 .

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: Gar. 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 .

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗪𝗲𝗵𝗹𝗶𝗲 .

16/08/2025

Hadal jeedinta xafladda soogtinta 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟭𝟭𝗮𝗮𝗱 ee 𝗸𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮 ee 𝗗𝗜𝗨 .

By: 𝗗𝗿. 𝗠𝗼𝗸𝘁𝗮𝗿 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝘂𝗱.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu