18/02/2026
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 - 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸
Maamulka Super University of Somalia waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan bahda jaamacadda munaasabadda Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ramadaan waa bil kheyr, barako iyo is-cafis. Waxaan idiin rajeyneynaa in Alle naga aqbalo soonka, salaadaha iyo camalka suuban, kana dhigo bil nabad iyo barwaaqo leh.
Ramadan Kareem
Mahadsanidiin.