Machadka tababarada iyo cilmi baarista beeraha iyo xoolaha soomaaliyeed
Waxaad ka heli kartaa tababaro aad u sareeya oo practical leh iyo la talin joogta ah
Mahadsanidiin
Somali Agriculture And Animal Institute For Training And Research
This Institute is abbreviated as SAARIT and it is educational institute which provides Training Skills In Agriculture and Animal Sectors.
26/06/2022
10/09/2021
ogeysiis ogeysiis
waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda ka qalin jabisay Dugsiyada sarre in macahadka SAARIT uu ladiyaaryahay SCHOLARSHIP oo kuliyadda beeraha ah ayna kudhiganayaan ardeyda Jaamacadaha Wadanka
Tirada loo baahanyahay waa 10 ruux.
shuruudaha la iskarabo.
1.In 10 ka uguhoreysa ee soo codsaneyso aad kamid noqatid
2. In aadan khasaarinkarin mar hadaad hesho deeqdaas waxbarasho.
3. in natiijadaada imtixaanka aysan ka hoos marin 75%.
la wadaaga ardayda asxaabtaadi ah ee dhameysay dugsiga sare si qaas ahna udaneynayo kuliyadda beeraha.
wixii faah faahin dheeraad ah kala soo xariira numberada hoos ku qoran.
0613517747
0617545411
0616799993
Somali Agriculture And Animal Institute For Training And Research This Institute is abbreviated as SAARIT and it is educational institute which provides Training Skills In Agriculture and Animal Sectors.
07/11/2019
Waxaa si habsami ah u qabsoomay Tababarkii kusaabsanaa GIS Application in Agricuture
Oo soojeediyey Ustd Abdimajid Abdi Moalim
Soona Agaasimay Macahadka #
Kuxirnay, kana faa,ideyso SAARIT Institute
AYAXA UU KUSAMEEYEY QAAR KAMID AH GOBOLADA SOOMAALIYA.
Ayaxa(Desert Locust الجراد الصحراوى) oo kadilaacay ethopia ayaa soo gaaray duleedka magaalada # iyo gobolada waqioyi kadib rusheyn iyo buufin badan oo ay sameysay dowlada Ethiopia.
Arintaas waxay sababtey in uu u sooqaxo gobalada soomaaliya sida mudug iyo galgaduud oo hada la arkaayo in uu saameyn ba.an u geysanayo iyo geedihii keymaha kuyaaley.
Nasiib daro mahaysano dowlad xoogan oo latacaalikarta dhibaatada ayaxaan.
Intaasi waxaa u siidheer meel walibo oo kudago ayaxaan waxa uu ugatagayaa ukumo deetana iskubadalayo ayax diyaarsan(hoppers) ee wax cunikara
Sidookale waa noolaha keliye cuna jirkiisa intuu la egyahay(2gram/Total body weight) kaas oo lagutilmaayo inuu cuno (2gram of green vegetation/day).
Waxaan ugubaaqeynaa Dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada gaar ahaan beeraha iyo mida musiibooyinka in Laga jawaabo ayaxa uu kusameeyey goboladaas.
28/10/2019
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis, waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda dhigata kuliyada ee jaamacadaha kuyaala moqadishu iyo nawaaxigeeda in macahadka # uu idinqabandoono Tababar kusaabsan qalab casri ah oo loo adeegsado beeraha iyo deegaanka oo ah and remote sensing application)
KAFAA IDEYSI WACAN
Waqtigu 31/10/ 2019 oo kubeegan khamiista soosocoto
Goobtu. Jaamacada Horseed, Laanteeda Taleex
16/10/2019
Food is so much more than what is on our plates, it impacts our whole life! 🍲🥦🌽🍎🥕
Our daily food choices matter!
Happy world food day
Its grate hnour for SAARIT Intitute to be a participent at this grate cermony
Food is so much more than what is on our plates, it impacts our whole life! 🍲🥦🌽🍎🥕
Our daily food choices matter!
Happy world food day
Its grate hnour for SAARIT Intitute to be a participent at this grate cermony
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |