Waxaan ubadka ku soo barbaarinaa asluubta iyo nidaamka quruxda badan ee diinteena suuban. Daawo ardaydayada yar-yar oo baranaya qaabka saxda ah ee Salaanta Islaamka iyo kala xaddididda taabashada gacmaha ee wiilasha iyo gabdhaha
Waalid kasta wuxuu ku riyoodaa ubad leh aqoon iyo asluub dhawrsan. Nagu soo biir si aan u wada dhisno jiil ku weyn anshaxa Islaamka.
๐ Deg. Hodan & Daarusalaam
๐ 061 0 757575 | 061 0 858585
Turkish Bright Schools
Committed to Excellence
Labaduba waa guuleystayaal, mashaa Allah, waxaan mar walba ku faanaa arday diini iyo maadiba ku fiican.
11/05/2026
"๐ฎ๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐
๐๐
๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฐ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐"
Ubaxa ardaydeenna ee waa kuwa berito iftiimin doona mustaqbalka dalkeenna.
Qeybta comment-ka nagula wadaag gabay ama tuduc kale oo ku saabsan dumarka iyo waxbarashada.
11/05/2026
"๐ฎ๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐,
๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐
๐๐
๐๐๐๐๐๐๐,
๐ฐ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐"
Ubaxa ardaydeenna ee Turkish Bright Schools waa kuwa berito iftiimin doona mustaqbalka dalkeenna.
Qeybta comment-ka nagula wadaag gabay ama tuduc kale oo ku saabsan dumarka iyo waxbarashada.
Visual learning at its finest: Turkish Bright School students demonstrating their understanding of language through creative performance.
Awlaadiina bara xusitaanka Allah, adinkana ku dadaala.
Ardayda Turkish Bright School waxay maanta muujiyeen hal-abuurkooda iyagoo sawirro qurux badan midabaynaya, tani waxay baraysaa ubadka dulqaad, feejignaan, iyo fikir hal-abuur leh.
Confidence in every answer.
From stating their names with pride to identifying numbers with ease, our Grade 1 students are proving that quality education starts with a strong foundation. We arenโt just teaching subjects; weโre building the self-assurance they need to take on the world!
๐ Visit us in Hodan or Daarusalaam.
๐ 061 0 757575 / 061 0 858585
Waxaan soo saarnaa jiil waxbarashada maadiga iyo diinigaba ku ah halyeeyo
Maalin walba waxbarashada waxay ku bilaabataa akhriska quraanka.
Jimco wanaagsan dhamaan
23/04/2026
Aqoontu waa iftiin, akhriskuna waa wadada loo maro. Turkish Bright Schools, waxaan u taaganahay inaan ubadkaaga barno jaceylka akhriska si ay u noqdaan kuwa guusha mustaqbalka u diyaarsan
Carruurtaada siiya fursad ay ku noqdaan hoggaamiyeyaasha berri. Iska diiwaangeli maanta Turkish Bright Schools!
๐ Visit us in Hodan or Daarusalaam.
๐ 061 0 757575 / 061 0 858585
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadada Cabdiqasim
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 15:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |