Turkish Bright Schools

Turkish Bright Schools Committed to Excellence

28/09/2026

Waxbarashada is-dhexgalka ah waxay ardayda ka caawisaa inay si firfircoon u fikiraan, su’aalo u weydiiyaan, una bartaan si xiiso leh.

πŸ“ Xarumahayaga: Degmada Hodan & Daarusalaam
πŸ“ž Nala soo xiriir: 061 0 757575 | 061 0 858585

12/09/2026

Waxaan barnaa ubadka inaysan xad u yeelin maankooda!

Turkish Bright Schools, waxaan dhiirigelinnaa fikirka hal-abuurka ah (Out-of-the-box thinking) si ubadkaaga ay u noqdaan kuwo xalliya caqabad kasta oo hortaagan.

πŸ“ Xarumahayaga: Degmada Hodan & Daarusalaam
πŸ“ž Nala soo xiriir: 061 0 757575 | 061 0 858585

08/09/2026

Waxaan farxada guusha la qeybsanay ardayda fasalka 8-aad oo guul taarikhi ah usoo hooyaya iskuulka Turkish Bright Schools
Dadaalka ardayda iyo wada shaqeynta wanaagsan ee Dadaalka joogtada ah ee ardayda, iyo wada-shaqeynta dhaw ee iskuulka iyo waalidiinta ayaa ah tiirka dhabta ah ee guusheenna.

Hambalyo dhammaan!

Waxaan farxada la qeybsaneynaa dhamaan ardaydeena fasalka 8-aad kuwaas oo dhamaan ku baasay imtaxaanka shahaadiga ah, da...
05/09/2026

Waxaan farxada la qeybsaneynaa dhamaan ardaydeena fasalka 8-aad kuwaas oo dhamaan ku baasay imtaxaanka shahaadiga ah, dadaalkii aad muujiseen waxay idin gaarsiiyeen guusha maanta. Maamulka iyo macallimiinta Turkish Bright Schools waxay idin leeyihiin: Hambalyo, mustaqbal ifaya iyo guulo intaa ka waaweyn ayaa idin dhawraaya!

Waaliidiinta sharafta lehna waxaan uga mahadcelinaynaa garab istaagoodii joogtada ahaa

Waxaan farxadda la wadaagaynaa ardaydeenna guusha u hooyay fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026. Waxaan ku boga...
02/09/2026

Waxaan farxadda la wadaagaynaa ardaydeenna guusha u hooyay fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026. Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka, kartida, iyo horumarka muuqda oo ay sameeyeen.

πŸ“ Munaasabadda: Primo Palace
⏳ Sanad-dugsiyeedkiina waxa uu ku dhammaday guul, xafladdiina waa dhowdahay!

24/08/2026

Turkish Bright Schools waxaan u taagannahay inaan ubadkaaga siino waxbarasho tayo leh oo ku dhisan anshax Islaami ah, hal-abuur, iyo kalsooni buuxda.

Laga soo bilaabo xifdinta Qur'aanka Kariimka ah, barashada sayniska iyo luuqadaha, waxaan dhisaynaa jiilka hoggaamin doona berrito.

Daawo nolosha maalinlaha ah ee ardaydayada!
πŸ“ Xarumahayaga: Degmada Hodan & Daarusalaam
πŸ“ž Nala soo xiriir: 061 0 757575 | 061 0 858585

04/08/2026

Diiwaangelinta ardayda way furan tahay.
Dooro dugsi kobciya maskaxda, dhisa akhlaaqda, una diyaariya hoggaamiyeyaasha berri.
Ku soo biir Turkish Bright School.

πŸ“ Visit us in Hodan or Daarusalaam.
πŸ“ž 061 0 757575 / 061 0 858585

29/07/2026

Waxaan hada socdo diiwaan galinta ardayda cusub, nagu soo biir oo kamid noqo kuwa mustaqbalkooda dhisa, Turkish bright schools waxaan ku barnaa diini iyo maadi si aan u soo saarno ubad aqoon iyo akhlaaq suuban leh.

Aqoonta ubadkaaga waa maalgashiga ugu fiican ee aad sameyn karto. Turkish Bright Schools  wuxuu kuu diyaariyay jawi waxb...
22/07/2026

Aqoonta ubadkaaga waa maalgashiga ugu fiican ee aad sameyn karto. Turkish Bright Schools wuxuu kuu diyaariyay jawi waxbarasho oo heer sare ah, ammaan ah, laguna kobcinayo akhlaaqda iyo hibooyinka ubadkaaga!

Nala soo xiriir oo diiwaangeli ubadkaaga maanta:
061 0 757575 / 061 0 858585

30/06/2026

Diidnayee ogow dalka naga ninkii doonaayaye..

Address

Wadada Cabdiqasim
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252610757575

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Turkish Bright Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Turkish Bright Schools:

Shortcuts

Share

Category