24/09/2026
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ง๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ถ, Agaasimaha Dugsiyada Gobolka Banaadir, ayaa si diiran u soo dhaweeyay isla markaana bogaadiyey midowga labada dugsi ee ๐ง๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น iyo ๐ซ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป.
Agaasimaha ayaa xusay in tillaabadan ay qayb ka tahay dadaallada lagu kobcinayo laguna tayaynayo waxbarashada dalka.
๐ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ:
+252 618 118 464