GuulGaar Academy

GuulGaar Academy

Share

GuulGaar Academy waa xarun waxbarasho oo casri ah isla markaana isugu jirta Dugsi Quraan, Xannaano iyo Iskuul Hoose/Dhexe.

29/04/2026

Macalimiintenu waxa ay aqoon durugsan u leeyihiin dhisida garaadka ubadka da'walba oo ay jiraan.


24/04/2026

Ilmo kasta waa haldoor u baahan gacantii hagi lahayd
Guulgaar Academy waxay u diyaarisay ubadkaaga deegaan waxbarasho oo casri ah, macallimiin khubaro ah, iyo manhaj dhisaya garaadkooda

20/04/2026

guulgaar academy waa meel ay carruurtu ka helaan aqoon, kalsooni, iyo jihada saxda ah ee mustaqbalkooda.

19/04/2026

Guulgaar waa meel ay carruurtu ka helaan waxbarasho tayo leh oo isku dheelitiran, anshax iyo horumar maskaxeed.

18/04/2026

Waxbarista gabadhaha waa maalgashiga ugu qiimaha badan ee ay bulsho samayso.

15/04/2026

Guulgaar waxa ay waxbrashada ka dhigtay mid xiiso u leh arday walbo

14/04/2026

Iimaan, Akhlaaq iyo Aqoon: Waa aasaaska iyo dhismaha mustaqbalka ubadkaaga.

11/04/2026

guulgaar meel lagu kobciyo garaadka iyo jirka jiilkeenna so koraaya

08/04/2026

Ahdaafteena ugu weyn waa inaan soo saarno jiil tarbiyeysan oo leh akhlaaq wanaagsan

04/04/2026

Waxaan ubadka u barbaarinnaa si uu u helo daryeel iyo dhiirigelin ku hagta inuu noqdo qof dhisan oo ka dhex-muuqda asaaggiisa.

Maanta nagu soo biiri ubadkaaga!

31/03/2026

Badbaadada ilmahaagu waa mudnaanteenna koowaad. Waxaan u diyaarinnay Bus kaso qaada guryaha kuna celiya si nabdoon.

30/03/2026

Ha noqon Kan Ilmahiisa Ka reeba Fursadaha aan idinkugu diyaarinay Guulgaar Academy.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Deg. Hodan, Beerta Banadir, Ka Soo Horjeedka Dalmar Hospital
Mogadishu

Opening Hours

Monday 10:00 - 23:00
Tuesday 10:00 - 23:00
Wednesday 10:00 - 23:00
Thursday 10:00 - 23:00
Friday 10:00 - 23:00
Saturday 10:00 - 23:00
Sunday 10:00 - 23:00