Himilo University-Campus TV

Himilo University-Campus TV

Share

HU Campus TV is our Major Information Delivery Platform.

The Main information we delivering are included: UNIVERSITY Events, information Presentation, Research Publications, Academic Debates and Etc.

06/10/2025

|| ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ||
โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Kusoo Dhawoow Kuliyadda ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, gaar ahaan waaxda Maamulka iyo Maareynt Ganacsiga.
Jaamacadda wexey diyaar idiinla tahay Manhaj Casriyeysan, Macalimiin Xirfadlayaal ah iyo tababar Joogto ah.
Nagu soo biir oo hel ๐‘ป๐’‚๐’„๐’๐’Š๐’Š๐’ ๐’Œ๐’–๐’…๐’‰๐’Š๐’”๐’‚๐’ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…๐’”๐’Š๐’Š๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐’ˆ๐’‚๐’„๐’‚๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’’๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’”๐’‰๐’.
Waxaa socoto isdiiwaangelinta ardeyda Cusub, fadlan nagu soo booqo xarunta Jaamacadda oo ku taal isgooska tarabuunka, dhanka Kpp, Degmada Hodan, Muqdisho ama naga soo wac taleefanadan
0613699993/ 0613968797/ 0615400533/ 603056

28/09/2025

Welcome to Himilo University

|| ๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐˜† ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†||
โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Ma doonaysaa inaad noqoto hoggaamiye berri bulshada hagi kara?
Jaamacadda HIMILO waxay kuula diyaar tahay inaad hesho xirfado casri ah, fikirado hal-abuur leh, iyo aqoon kaa caawin doonta inaad noqoto qof wax ka beddela mustaqbalka bulshadiisha.
Waxaa noo furan qaadashada ardayda cusub ee sanad waxbarasheedka 2025-2026. nagu soo booqo xarunta Jaamacadda oo ku taal isgooska tarabuunka, dhanka Kpp, Degmada Hodan, Muqdisho ama naga soo wac taleefanadan
0613699993/ 0613968797/ 0615400533/ 603056

09/04/2024

Bahweynta Jaamacadda Himilo wexey Hambalyo u dirayaan dhammaan shucuubta Muslimiinta gaar ahaan shacab weynaha Soomaaliyeed Munaasabada Bilashada bisha Shawaal ee Ciidul fitriga awgeed.
Rabi waxaan weydiisaneynaa inuu naga aqbalo acmaasheenii wanaagsaneed ee bisha ramadaan, ciidan teeda xigtana badqab iyo baraare nagu gaarsiiyo.
Ciid Wanaagsan
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

10/03/2024

Xalqadii 1aad: Barnaamijka Hal-abuurka Ganacsiga & Hogaaminta.

30/11/2023

Barnaamijka Jiheeye
Cinwaanka Galabta: Muhiimada ardeyga ey u leedahay Dhageysiga
Soo jeediye: Ustaad Sayid-ali Abdi Muuse

13/11/2023

Madal cilmiyeedka Sanadlaha ee wacyigelin bulsho taasoo lagu qaadaa dhigay la tacaalida xasaasiyada ayaa xalay kusoo idlaatay Tiyaatarka Nova iyadoo ey kasoo qeybgaleen xeeldheerayaal caafimaad.
Wexey aheyd madal aqoon iyo khibradba la isku weydaarsaday wax badana lagu bidhaamiyay xanuunka xasaasiyada iyo latacaalidiisaba.
Madasha ayaa waxaa sanad walba soo agaasima xafiiska Cilmibaarista & Horimarinta ee Jaamacadda.
HU Annual Symposium 2023

Photos from HIMILO UNIVERSITY's post 14/04/2023
08/09/2022

Weli waxaa Xarunta weyn ee Jaamacadda Kasocoto Diiwaangelinta Ardeyda Cusub sanad waxbarasheedka 2022-2023.
waaxda sheybaarka si gaar ah ayey ardeyda usoo dhaweyneysaa. faahfaahin fadlan nagala soo xiriir:-
+252-603056/615400533/613968797/615621992

28/04/2022

Hambalyo Muscab Mohamed Osman oo ka mid ah ardeyda Kuliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha ayaa kaalinta koowaad kagalay 30ka Juz Tartanka quraan aqriska ardeyda Jaamacadda bishan barakeysan ee Ramadaan.
Hambalyo markale Ustaad Muscab

25/04/2022

ุจุฑู†ุงู…ุฌ ู†ูุญุงุช ุฑู…ุถุงู†ูŠุฉ
ุงู„ุญู„ู‚ุฉ ุงู„ุซุงู„ุซุฉ
ู…ุน ุงุณุชุงุฐ ุญุณู† ู…ุญู…ุฏ ุดูŠุฎ

17/04/2022

Barnaamijka Dooda Ardeyda Jaamacadda.
HU CampusTv

15/04/2022

Barnaamijka Ramadaanka & Caafimaadka.
qeybtii 2aad
Dr.Abdiladif Mohamed Jowhari

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wadnaha Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00