Kansho Academy

Kansho Academy baro xirfad oo noqo xirfadle

Baro sida lacag looga sameeyo Alibaba!Koorsada cusub ee Kansho Academy waxay ku baraysaa:• Sida alaabo looga soo iibsado...
04/04/2025

Baro sida lacag looga sameeyo Alibaba!
Koorsada cusub ee Kansho Academy waxay ku baraysaa:
• Sida alaabo looga soo iibsado Alibaba
• Sida supplier sax ah loo helo
• Sida looga fogaado khataraha & khiyaanooyinka
• Iyo sida alaabta suuqa gudaha loogu iibiyo faa'iido leh
Koorso ficil ah – Baro, samee order, bilaaw ganacsi!
Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto ganacsatada casriga ah.
Facebook: Kansho Academy
WhatsApp: +252 61 9968230

Jimco mubaarak all Muslims Coming soon courses Kansho Academy Follow like and share
04/04/2025

Jimco mubaarak all Muslims
Coming soon courses Kansho Academy

Follow like and share

Goor dhow waxa baahin doona inaa bixin doono course yo kala duwan oo digital ah ku waas wax badan ka badali karo nolosha...
04/04/2025

Goor dhow waxa baahin doona inaa bixin doono course yo kala duwan oo digital ah ku waas wax badan ka badali karo nolosha qofka dhalinyarta ah ee ku nool dalkiisa hooyo.

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Telephone

+252688556710

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kansho Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share