07/09/2025
reer mareeg liido isku arakay
Kusoo dhawaaw page ka Mareeg Media
kala soco warar xaqiiiqa ah
07/09/2025
reer mareeg liido isku arakay
Sakaay waxaa isbraty ciidanakan wargaadhi joogay ragana waa dagaaalameen ragana waa carareen
Ciidamada qarankan wxaa ka dagaalamay ciidmada goofi gaduud iyo xoogaa birmad ah
Cimada goofi gaduudaa cidana kooban oo mesgaway laga soo waday belahan(waceesle ka soo wada jeday)
Cidmada macawusleyda besha warsangeli ayaa is layaqaan eyana u dagaalmay oo difacaday magalada.
Gor gor, danabab police skaay hagar ayaa leyga shegay ma dagaalmin
@
Taliye Abshir guutale
Taliye Cumar (Taliya police CEELDHEER)
Taliya mcasuleyda absuge Taliye caananuug
Oo ceeldheer isku arkay
31/08/2024
waxaa manta CID laga dacweyay Dribrahiim Ali Muxudiin ah Gudomiyaha Dalladda Horumarinta Mareeg waxana dacweyay Hon Mohamed Cajiib waxuuna ku edeyay runta maxaa u sheegeysa amarkayga qaado iyo amarkaga qadan maayo. waxuuna sido kle ku edeyay maxa u dhihi kartaa waan iska casillaya magacabista 1 sano ka hor aheeday.
waxaana sidaasi kullataliyay .
waa arin lagawada xumaaday gudomiye ka raali noqo waxii kugu dhacay oo aadka looga xumaday.
In kabadan 150 khawaarijta ah ayaan subaxaan lagu dilay Buulo xaaji
Afra gaari waa laga furty
71 Ak47
25 dabajeexe(PkM)
4 dhashiike
24saban
fans
Sanad guuradii 4aad ee dalada mareeg ayaa Muqdisho si habsami leh uga ka dhcaday
Taliyaha Saldhiga Booliska degmadda Ceeldheer Taliye Cumar Maxamed Cumar "Inta aan Sariirtayda ku dhiman lahaa waxaa iga roon inaa Ceeldheer ku dhinto"
Happy independent day
Somaali weyn
Burburkii ka dib waaa markii ugu horeysay
Ee ceeldheer police yeelaty
Deg ceeldheer wxaa garay
Taliya police deg ceeldheer
~Taliy cumar Maxamed cumar
~Nabdooono iyo siyaasiyiin
How horkaacaayo ~Nabadoon cabdi gamaar
~Iyo wasiir cabdulahi shiine
26/06/2024
Reer ceeldheer saaky waa cibaadeysteen
Ciidmada xooga dalka iyo ku degaanka
Ayaa Sakay cashir la yaqaan ey u dhigeen
Khawaariijtii
7 dhimsha
Dhaca 15 kor u dhafaa
3 qoray Ak47 ah oo laga qabsaday
Waajabeen wlle howlgalka
Ayaa ka dhacay degaanka cali candhoole oo baraagta shiekh cabdulahi 5 km u jiro