Al imra 'b' Laba dhagax

Al imra 'b' Laba dhagax A high quality education

10/04/2024

Dhamaan bahweynta Al imra International primary and secondary Schools waxay hambalyadda munaasabada Ciidul Fidriga laqeybsanayaan bulshada Soomaaliyeed
Hambalyo Hambalyo .

Ramadan mubarak dhamaan muslimiinta   qaasatan Umadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan.Allah nawaafajiyo qeerka b...
10/03/2024

Ramadan mubarak dhamaan muslimiinta qaasatan Umadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan.
Allah nawaafajiyo qeerka bishaan barakaysan Amin! Amin! Amin!

08/03/2024
08/03/2024

Al-Imra International primary and secondary school (Laba- dhagah)
Ku soo dhawoow wax barasho tayo leh

Hambalyo..Hambalyo..Hambalyo..Congratulations 👏🎉Congratulations 👏🎉Maamulka, Macaliniinta iyo Midowga ardayda dugsiga Caa...
22/06/2023

Hambalyo..
Hambalyo..
Hambalyo..
Congratulations 👏🎉
Congratulations 👏🎉
Maamulka, Macaliniinta iyo Midowga ardayda dugsiga Caalamiga ee Alimra waxa ay u hambalyeynayaan farxadana la qebsanayaan ardaydii dugsiga si dadaal iyo akhkaaq Wanaag ku dheehantahay ugu soo gudbay maantana si sharafi ku jirto ugu qalin jabinaya, Jaamacada kala duwan iyo heerar kala duwanba ....Cilmigaad barateen Alle ha idinku anfaco...Allena ha idinkaga dhigo midaad ku difaacdaan Diintiina, naftiina, dadkiina iyo Dalkiina..
Hambalyo.
.

Asc dhamaan ardayda waxaan ku wargalinaynaa in berito Insha Allah dib inoogu furmi doono dugsiga.Daraasada toos ayey noo...
30/12/2022

Asc dhamaan ardayda waxaan ku wargalinaynaa in berito Insha Allah dib inoogu furmi doono dugsiga.
Daraasada toos ayey noogu bilaaban doontaa.

NATIIJO...NATIIJO...NATIIJO...Waxaa ku mahadsan Maamulkii iyo Macalimiintii juhdiga soo galiyay natiijada waqtigeeda in ...
28/12/2022

NATIIJO...
NATIIJO...
NATIIJO...
Waxaa ku mahadsan Maamulkii iyo Macalimiintii juhdiga soo galiyay natiijada waqtigeeda in ay ardaydu ku helaan.

27/12/2022

Berito oo taariikhdu ku beegantahay 28/12/2022.
Waa maalintii natiijada la soo dhejin lahaa.
Waxaana isiin rajeynaynaa natiijo idin raali galiso dhamaantiin insha allah.
.

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615101296

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al imra 'b' Laba dhagax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al imra 'b' Laba dhagax:

Shortcuts

Share

Category