Qalam College Somalia

Qalam College  Somalia

Share

Source of knowledge .

A College's chief responsibilities are to provide its students with knowledge about the human and natural worlds, train them to organize that knowledge, and teach them to express and apply that knowledge effectively.

22/10/2025

Among East African stated nations, Somalia now charges the highest single-entry e-visa fee $64, slightly above Kenya ($51), Rwanda ($50), Uganda ($50), and Tanzania ($50).

08/10/2025

Waxan nalagu casuumay ka qayb galka sanadkii 2-aad ee Shirka Bulshada Bariga Afrika (EACON2025): Madal Muhiim ah oo Saameyn Ku Leh Gobolka, Gaar ahaan Soomaaliya.

Episode #12: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Dr. Qalaf 01/10/2025

Daawo Episode #12: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Dr. Qalaf oo daabacdey maqaal cinwaankiisu yahay “ Comprehensive analysis of neurological disease patterns in a fragile health system in Somalia.”

Episode #12: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Dr. Qalaf Episode #12: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Dr. Qalaf oo daabacdey maqaal cinwaankiisu yahay “ Comprehensive analysis of neurological disease...

26/09/2025

Baaq Nabadeed

Episode #11: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Shakira, oo daabacdey maqaal 24/09/2025

Daawo Episode #11: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Shakira, oo daabacdey maqaal cinwaankiisu yahay “Skin Bleaching Among Somali Women: Exploring Social Drivers and Consequences.”

Episode #11: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Shakira, oo daabacdey maqaal Episode #11: Cilmi iyo Cod waxaa marti inoogu ah Cilmibaare Shakira, oo daabacdey maqaal cinwaankiisu yahay “Skin Bleaching Among Somali Women: Exploring Soc...

Photos from Qalam College  Somalia's post 08/08/2025

Appreciation: We acknowledge your review of teacher training materials and modules. Your dedication to advancing knowledge and to developing the national curriculum has greatly inspired us.

Factors Influencing Service Quality and its Impact on Customer Satisfaction and Loyalty: A case Study of the Somali Private Banking Sector 02/09/2024

Waxaan jeclaan lahayn inaan kugu marti qaadno inad nagala qayb qaadato sahan lagu ogaanayo Qodobbada Saamaynta ku Leh Tayada Adeegga iyo Qanacsanaanta Macmiilka Bangiyada Gaarka Loo Leeyahay Ee Soomaaliya

Factors Influencing Service Quality and its Impact on Customer Satisfaction and Loyalty: A case Study of the Somali Private Banking Sector Waxaan jeclaan lahayn inaan kugu marti qaadno in aad nagala qayb qaadato sahan lagu ogaanayo Qodobbada Saamaynta ku Leh Tayada Adeegga iyo Qanacsanaanta Macmiilka Bangiyada Gaarka Loo Leeyahay Ee Soomaaliya.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu-Somalia
Mogadishu
100