Xarunta Horumarinta Haweenka Ee Marwo

Xarunta Horumarinta Haweenka Ee Marwo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Horumarinta Haweenka Ee Marwo, Education, African/village/Horsed, Mogadishu.

Xarunta Horumarinta Haweenka ee Marwa waxaa la aasaasay Shacbaan 1435 kuna beegan Jun 2014, si haweenka soomaaliyeed loo gaarsiiyo hormar dhamaystiran oo ka kooban dhanka diinta, dhaqanka, aqoonta iyo xirfaddaha kala duwan.

06/01/2023

Ogaysiis: Maalinta 7/1/2023, kuna beegan sabtida waxaa bilaabanaya isdiiwaan gelinta Dufcada 16-aad ee Farsamada Gacanta (HARQAAN, CILAAN, CUNTA KARIN), tiradana way koobantahay, waxbarashadana waa Free, waqtiga diiwaan gelinta waa 9:00 Subaxnimo ilaayo 12:00 Duhurnimo. insha ALLAAH.

01/04/2022

Sabtida 2/4/2022 Xarunta Marwo waxaa ay qabanaysaa Isbuuca Dacawiga 7-aad, waxaana lagu qaadan doonaa Haduu Alle idmo 50 xadiis oo ku saabsan soonka, fadligiisa, axkaamtiisa IWM, maalin walba waxaa la qaadan doonaa 10 Xadiis iyo hal muxaadaro. maalinta khamiista waa imtixaan 50 ka xadiis ah, maalinta jimcahana waa xaflada gunaanadka iyo Abaalmarinada guulaystayaasha. walaal sii faafi, والدال على الخير كفاعله

05/02/2022
01/01/2022

Ogaysiis muhiim ah

Xarunta Horumarinta Haweenka ee Marwo waxay bilaabaysaa koorasyada Cunta karinta, Harqaanka & Cilaan saarka
Isqoristuna way socotaa...

Photos from Xarunta Horumarinta Haweenka Ee Marwo's post 21/03/2021

Bishaaro---Bishaaro --- Bishaaro
munaasabada Bisha barakaysan ee Ramaan awgeed, Xarunta Marwo waxay ugu bishaareynaysaa dumarka soomaaliyeed in la qabanaayo koorso aad ugu muhiim ah dhammaan bulshada cinwaankeeduna yahay: "Ku afuri qoyskaaga afur tayeysan" ka dhig afurkaaga mid leh dheef iyo dhadhan, una wanaagsan dhammaan qoyska, balanteenu waa:
Ramadaan ka duwan ramadaanadii H**e,
Ramadaan Afurkiisa faa'iido u leh (Ruuxda & Jirka).
Ramadaan Afurkiisa aan cibaadada kaa mashquulin,
Ramadaan Afurkiisa Tayo & caafimaad leh,
Ramadaan Afurkiisa dheef & dhadhan leh.
Koorsada waxay socon doontaa 3 isbuuc,
isbuuc walbana waa sabti ilaayo Arbaco.
Diiwaan gelinta way socotaa
Tirada La rabo way xadidantahay, iska diiwaan Geli linkiga Hoose:

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScDPmS3a8-ZUEvA4aOjDo5StqR3WRXQ0XbGqaI1Z_vNIw3-ag/viewform?usp=sf_link

14/03/2021

احذر تناول الدقيق الأبيض فأضراره أكثر مما تتصور

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


African/village/Horsed
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00