22/11/2025
Happy teachers day hampalyo maalinta maclinka soomaaliyeed
Ku Soo dhawoow pageka rasmiga ah ee Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Al-Aclaa waad ku mahadsantahay booqashadaada quruxda badan
22/11/2025
Happy teachers day hampalyo maalinta maclinka soomaaliyeed
17/09/2025
Hampalyo waxay bahda Al-Aclaa hampalyo u direysaa Ahmed Mukhtar Yacqub oo ka mid ahaa ardaydii dhameysay iskuulka 2020-2021 oo usoo gabagaboobay heerkii labaad ee waxbarashada waxaan leenahay mar kle hampalyo
28/08/2025
Welcome back all ardeyda dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-Aclaa
12/08/2025
Waxaa la ogeysiinaa ardayda in natiijada imtixaanka finaalka dhamaan fasalada ay imaadan xarunta dugsiga oo ay meesha ka fiirsadaan
16/07/2025
Hampqlyo waxaan halkaan hampalyo ugu diraa ardayadeena maryan muuse cabdullaahi oo ka tirsaneyd ardayda Dugsigeena sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo manta heerkeedii labada ee waxbarashada usoo gaba gababoobay waxaan leeyahay markale hamplayo horeyna u soco
13/06/2025
Waxaa shalay oo khamiis ahey nosoo gaba gaboobey imtixaankii fasalka 8aad waxaan idin rajeynaayaa guul i.a
21/05/2025
Hampalyo Fasalka 10aad ee dugsiga sare
21/05/2025
Finalka Tartanka goor dhow fila sawiro iyo muqaalo
28/02/2025
Bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ummada muslimiinta meel kasto oo ay joogaan waxaan ugu hampalyeynaa bisha ramadan.
Nabad iyo caafimaad alle hanooga dhameeyo kiisa kle alle caafimaad hanagu gaarsiyo