MudanCodes

MudanCodes

Share

We are a non-profit organization focused on training and empowering young girls and women in tech in Somalia.

19/03/2026

Mudan Codes waxay idin kugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitr.
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, nabad, iyo barwaaqo.

عيد مبارك،
كل عام وأنتم بخير

17/02/2026

Ramadaan Kareem! 🌙

Dhamaan Mudan Codes Family iyo Muslimiinta oo dhan waxaan leenahay Ramadaan Mubarak.

Ilaahay soonka, salaadda iyo dhammaan cibaadada ha inaga aqbalo, hana inagu dhameeyo bishan barakaysan nabad, barwaaqo iyo dambi-dhaaf.

‎تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال.

05/08/2025

𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐨𝐝𝐞𝐬 waxaan ku faraxsanahay inaan ku qabaneyno workshop free ah: “𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐯𝐞𝐫 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐢𝐧 𝐓𝐞𝐜𝐡!”⁣

Ma tahay gabadh dhawaan ka baxday dugsiga sare oo doonaysa inay barato IT ama Computer Science?⁣

Kahor intaadan jaamacad galin, wax badan ka ogow waxa uu yahay field‑ga technology‑da. ⁣

Workshop‑kaan hal-maalin ah oo loogu talagalay gabdhaha kaliya waxaad ku baran doontaa qeybaha kala duwan ee IT, sida loo noqdo programmer, iyo fursadaha shaqo ee ka jira field‑ga tiknoolajiyada.⁣

𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚! 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐢 𝐟𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐢𝐧𝐤𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 👇⁣

https://forms.gle/sFXWdc4YyX2pw6B2A


📍𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: City University – Town Campus – Abdikasim.⁣
⏰ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 3:30pm – 5:30pm.⁣
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: 18/08/2025. ⁣

26/06/2025

Hambalyo dhammaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Mudan Codes Community — meel kasta oo aad dunida ka joogtaan.

Munaasabadda 26-ka Juun 1960, waa maalin taariikhi ah oo xusuus mudan, waana maalintii ay Soomaaliya ka xoroowday gumeystihii Ingiriiska, calankana laga taagay dhul Soomaaliyeed.

🇸🇴

30/03/2025

MudanCodes waxay idin kugu hambalyeynaysaa Ciidul Fitr.
Waxaan idin leenahay:

عيد مبارك،
كل عام وأنتم بخير

27/03/2025

𝐈𝐬𝐤𝐮𝐝𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨!
Ramadan Hackathon

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚:
1- Bixi Jawaabta ugusaxan.
2- Share iyo Like garee Suaashaan.

𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 Isbuuca waxay noqon doonaan 2 qof ee ugu jawaabo badan su'aalaha Isbuucan, waxayna ku gulesan doonan 2 software oo Original ah.


24/03/2025

Hambalyo Guuleystayaal! 🎉🎊

Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa Mari Abdi Maruuj iyo Abdiladhif Abdikadir, oo ku guuleystay tartankii isbuucii h**e ee Ramadan Hackathon!

Abdiladhif Abdikadir – ku guuleystay Windows 11 Original Licensed 💻

Mari Abdi Maruuj – ku guuleystay Kaspersky Plus Original

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu