مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development

مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development

Share

Xarun tababar oo la aasaasay 2014 si loo kobciyo loona horumariyo aqoonta & xirfadda bulshada Soomaaliyeed.

الرؤية:
بناء كوادر بشرية مؤهلة وشخصيات قيادية والوصول بأمتنا إلى مصاف الأمم المتحضرة.
‌الرسالة:
مركز تنموي قائم لقضايا التنمية البشرية في منطقة الصومال خاصة والقرن الإفريقي عامة بمسئولية عالية، بخلق بيئة وفرص للإبداع والابتكار، بما يحقق تأهيل الإنسان في منطقة القرن الأفريقي.


السياسات العامة للمركز:
1. رفع مستوى القدرات البشرية المهدرة.
2. الحصول على الريادة الإقليمية فى التدريب والتنمية البش

الدورة التأسيسية في تحقيق المخطوطات 11/05/2026

📢 إعلان رسمي عن دورة علمية متميزة

يسرُّ مركز الخبرة للتدريب والتطوير ( Alkhebra Center For Training & Development )، بالتعاون مع مركز حرف للبحث والتطوير العلمي، أن يعلن عن إطلاق:

🎓 الدورة التحضيرية في تحقيق المخطوطات
✨ أول دورة متخصصة من نوعها في جمهورية الصومال

📚 عن الدورة:
دورة علمية مكثفة تهدف إلى تأهيل المشاركين بالمعارف الأساسية والمهارات العملية لفهم منهج تحقيق المخطوطات، وتمكينهم من الانطلاق نحو التخصص في هذا المجال العلمي الدقيق، والاستعداد للالتحاق بالبرامج المتقدمة.

👨‍🏫 يقدّم الدورة نخبة من المختصين:

- الدكتور مسلم طيبة
- الدكتور سعيد حجازي
- الأستاذ محمد رضوان المصري

🗂️ محاور الدورة:

1. أهمية المخطوطات ومكانتها في العلوم المختلفة
2. فنّ التحقيق وصفات المحقق
3. الجانب الأثري والعلمي للمخطوطات

📅 موعد الدورة:
15 – 17 مايو 2026

⏰ وقت الانعقاد:
يوميًا بعد صلاة العشاء – الساعة 8:00 مساءً

💻 طريقة الحضور:
أونلاين عبر منصة Google Meet

💵 رسوم التسجيل:
10 دولارات فقط (تشمل الشهادة)

🏅 مميزات الدورة:

- شهادة حضور معتمدة
- محتوى علمي متخصص ونادر
- فرصة فريدة لدخول عالم تحقيق المخطوطات

📌 استمرار المسار العلمي:
سيُعقب هذه الدورة – بإذن الله – دورة تأسيسية حضورية خلال الإجازة الصيفية (بعد نحو شهرين)، استكمالًا للمحتوى العلمي، وتطبيقًا عمليًا لما تم اكتسابه في هذه المرحلة.

⚠️ تنبيه: المقاعد محدودة، والتسجيل متاح الآن
https://forms.gle/WGo6VgEon8ybAUU99
سجّل الآن ولا تفوّت هذه الفرصة الريادية

📲 انضم إلى مجموعة واتساب الخاصة بالدورة:
https://chat.whatsapp.com/GxPBERLz4NOI0tDY9QcP7C?mode=gi_t
وانطلق في أولى خطواتك نحو التخصص في علم تحقيق المخطوطات.

الدورة التأسيسية في تحقيق المخطوطات

10/02/2026

Ma doonaysaa inaad noqoto macallin xirfad sare leh oo gaaro heer wanaagsan?
Ma ku shaqeysaa waxbarista ubadka?
Ma doonaysaa inaad hesho kooras ay bixiyaan khubaro sare oo ku takhasusay tacliinta iyo tarbiyada?

Haddii jawaabtaadu ay HAA tahay, ka faa’iidayso koorsadan xirfadeed ee ku saabsan Tababarka Macallimiinta.

(2) الدبلوم المهني اللمعلم المتميز
Professional Diploma for Excellence in Teaching (Online)

🏅 Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in kor loogu qaado laguna xoojiyo aqoonta & khibradda macallimiinta Macaahida Shareecada & Macallimiinta Quraanka , laguna siiyo awood ay ku gaaraan heer sare oo waxbaris ah.

Tababareyaasha:
1. Prof. C/risaaq Maxamed xaashi
2. Dr. Shaafici C/casiis X. Dhafe
3. Ustaad Cali Cumar Maxamuud

Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay:
1-Macallimiinta Qur’aanka Kariimka
3- Macallimiinta Macaahida Barashada Shareecada

Mawduucyada Dibloomka ( Qeybta Macaahida Shareecada ) :
- المحور الأول: المدخل إلى التربية والتعليم الشرعي 🔹

المحور الثاني: أساسيات التدريس للعلوم الشرعية 🔹
1. مبادئ التدريس الفعّال في المعاهد الشرعية
2. طرائق تدريس العلوم الشرعية
3. تبسيط المفاهيم الشرعية للمتعلمين
4. استخدام التكنولوجيا في التعليم الشرعي
5. إدارة وقت الحصة وتنظيم الصف

المحور الثالث: المتعلم وأنماط التعلم 🔹
1. خصائص طلاب المعاهد الشرعية في الصومال
2. أنماط التعلم والفروق الفردية
3. تحفيز المتعلم باستخدام التكنولوجيا

المحور الرابع: التقويم والقياس في التعليم الشرعي 🔹
1. التقويم في المعاهد الشرعية
2. استخدام التكنولوجيا في التقويم والمتابعة

المحور الخامس: مهارات المعلم الشرعي والتطوير المهني🔹
1. مهارات التواصل التربوي والحوار العلمي
2. إدارة المشكلات السلوكية والفكرية للطلاب
3. التطوير الذاتي باستخدام التكنولوجيا

Mawduucyada Dibloomka ( Qeybta Macallimiinta Quraanka ) :

المحور الأول: المدخل إلى التربية والتعليم القرآني 🔹
1. مفهوم التربية في الإسلام وأثرها في بناء المتعلم
2. رسالة معلم القرآن الكريم ودوره التربوي والدعوي
3. أساليب التربية الإسلامية

المحور الثاني: أساسيات التدريس لمعلمي القرآن الكريم 🔹
1. مبادئ التدريس الفعّال في حلقات القرآن الكريم
2. طرائق تدريس القرآن الكريم
3. تبسيط المفاهيم القرآنية والتجويدية للمتعلمين
4. استخدام التكنولوجيا في تعليم القرآن الكريم
5. إدارة وقت الحلقة القرآنية وتنظيمها

المحور الثالث: المتعلم وأنماط التعلم 🔹
1. خصائص طلاب حلقات القرآن الكريم في الصومال
2. أنماط التعلم والفروق الفردية
3. تحفيز المتعلم في حلقات القرآن باستخدام التكنولوجيا

المحور الرابع: تعليم القراءة والكتابة للطلبة الصغار 🔹
1. أساسيات تعليم القراءة والكتابة في حلقات القرآن
2. طرائق تعليم الحروف العربية للأطفال
3. الدمج بين تعليم القراءة والكتابة وحفظ القرآن
4. استخدام الوسائل التعليمية والتكنولوجيا مع الأطفال

المحور الخامس: التقويم والمتابعة في تعليم القرآن 🔹
1. التقويم في حلقات القرآن الكريم
2. استخدام التكنولوجيا في التقويم والمتابعة

المحور السادس: مهارات معلم القرآن والتطوير المهني 🔹
1. مهارات التواصل التربوي والحوار مع الطلاب وأولياء الأمور
2. إدارة المشكلات السلوكية داخل حلقات القرآن
3. التطوير الذاتي لمعلم القرآن باستخدام التكنولوجيا

Faahfaahinta Tababarka:
📆 Mudada Dibloomka: 3 bilood (Febraayo – May 2026)
⏰ Saacadaha Dibloomka: 30 saacadood

Maalmaha Casharka: Bishii 8 habeen (Toddobaadkii labo habeen)
🕗 Waqtiga: 8:00 pm – 10:00 pm

Faa’iidooyinka Tababarka:

• Waxaa bixinaya koox khubaro ah oo aqoon sare u leh cilmiga waxbarashada.
• Dhammaan casharrada waa la duubi doonaa, si ka qaybgalayaashu ay mar walba dib ugu dhageysan karaan waqti kasta oo ku habboon.
• Waxaa la bixin doonaa shahaado Dibloom Xirfadeed rasmi ah marka la dhammeeyo barnaamijka.

🎉Qiimaha kooraska waa : $25 ( Shan & Labaatan doolar )

Iska Diiwaangeli Hadda!
👉Link-iga Diiwaangelinta: https://forms.gle/nuB7dS1n6M9EwEes6

Haddii aad doonayso kooraska , fadlan ku soo biir Group-ka kooraska ee whatsapp-ka :
https://chat.whatsapp.com/IgqNYWLpoJgHKIMzA482TW

📞 Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
Tel: +252613481059
WhatsApp: 0619011038

16/10/2025

✨ Fursad Dahabi ah oo Waxbarasho! ✨

Jaamacadda Central University for Science & Technology oo kaashaneysa Al-Khebra Center for Training & Development waxay ku faraxsan yihiin inay idiin soo bandhigaan:

🎓 Dibloomada Sare ee Maamulka Waxbarashada
(Postgraduate Diploma in Educational Administration) (PGDEA) 🎓

🔹 Muddada: 1 Sano (2 Semester)

🔹 Habka Waxbarashada: Isku-dhafan (Online + Fasalo toos ah)

🔹 Luuqadda Waxbarashada: English/Arabic
🔹 Qiimaha: $550 (dhammaan barnaamijka) + $50 diiwaangelin

💡 Maxaa laga faa’iideyaa kooraskan?

✔ Waxaad ku baranaysaa hoggaaminta iyo maamulka casriga ah ee hay’adaha waxbarashada.
✔ Waxaad yeelan doontaa xirfado ku saabsan qorsheynta istiraatiijiga ah, go’aan qaadashada, iyo horumarinta xirfadaha hoggaaminta.
✔ Waxaad ka heleysaa aqoon iyo khibrad kuu oggolaanaysa inaad hogaamiso dugsiyo, jaamacado, iyo hay’ado waxbarasho si wax ku ool ah.

📌 Macallimiinta iyo khubarada waxbarashada ee casharrada bixindoona waxaa ka mid ah:

• Dr. Mohamoud Abdirahman Mohamoud – PhD in Education, horey bare uga noqday Leicester University (UK) & Tayba University (Saudi Arabia).
• Prof. Abdirisak Mohamed Hashi – Khabiir waxbarasho oo leh in ka badan 40 sano oo khibrad macallinimo iyo maamulka hay’adaha waxbarashada ah.
• Dr. Shafie Abdiaziz Haji Dhafe – PhD in Educational Administration & Planning, leh khibrad maamul waxbarsho in ka badan 15 sano .

Shuruudaha kooraska:

- Shahaado jaamacadeed (Bachelor) oo ay bixisay jaamacad la aqoonsan yahay.

🚀 Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto hoggaamiyeyaasha waxbarashada berrito!

📞 Waxaad iska diiwaan gelin kartaa Link-ga hoose :
https://forms.gle/BwFumVg3vLZPyQfq5

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir :
Tell: +252615629500 , +252619011038 , +252 907000 952

Photos from ‎مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development‎'s post 11/10/2025

Heshiiska Iskaashiga (MOU) ee Jaamacadda Central iyo Xarunta Tababarada Al Khebra

Jaamacadda Central iyo Xarunta Tababarada Al Khebra ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MOU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinaca tacliinta sare iyo tababarrada xirfadeed.

Ujeeddada heshiiskan ayaa ah in labada hay’adood ay si wadajir ah uga shaqeeyaan kor u qaadista tayada waxbarashada, horumarinta tababarrada xirfadeed, iyo diyaarinta dhalinyarada aqoontooda iyo xirfadooda u dhiganta suuqa shaqada.

Heshiiskan MOU wuxuu caddeynayaa dadaalka iyo himilada labada dhinac ee ku aaddan kobcinta waxbarashada iyo dhisidda xiriir waara oo ku salaysan is-faham, iskaashi iyo wada tashi wax ku ool ah.

Iskaashigan cusub ee u dhexeeya Jaamacadda Central iyo Xarunta Tababarada Al Khebra waxaa u saxiixay:
👉 Dr. Xusan Cumar Siyaad, Guddoomiyaha Jaamacadda Central
👉 Dr. Shaafici C/casiis Xaaji Dhafe, Guddoomiyaha Xarunta Tababarada Al Khebra

🤝 Heshiiskan wuxuu bilow u yahay wadashaqayn miro dhal ah oo lagu horumarinayo waxbarashada iyo xirfadaha shaqo ee ardayda Soomaaliyeed.

Photos from Central University for Science and Technology's post 07/10/2025

Daahfurka Dibloomka Sare ee Maamulka Waxbarshada( Postgraduate Diploma in Educational Adminstration)
Jaamacadda Central University ayaa si rasmi ah u daahfurtay barnaamij Dibloom Sare ah ( Postgraduate Diploma in Educational Administration) oo loogu talogalay maamulayaasha iyo macallimiinta ka shaqeeya waxbarashada.

Xafladda furitaanka oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadda, waxaana ka soo qeyb galay madax jaamacadeed, khubaro waxbarasho, maamulayaal, macalimiin iyo marti sharaf kale.

Barnaamijkan cusub oo ay iska kaashanayaan jaamacadda Central & Xarunta Alkhebra ayaa lagu bixin doonaa laba luqadood — Carabi iyo Ingiriisi, si uu u gaaro dhagaystayaal ballaaran oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee waxbarashada dalka.

Macallimiinta iyo khubarada waxbarashada ee casharrada bixindoona waxaa ka mid ah:
Prof. Abdirazak Mohamed Hashi
Prof. Mohamoud Abdirahman Mohamoud (Hoorri)
Dr. Shafici Abdiaziz Haji Dhafe
Khubaradan ayaa bixin doona aqoon casri ah oo diiradda lagu saarayo hogaaminta & maamulka goobaha waxbarashada.

Si loogu biiro barnaamijkan, waxaa laga doonayaa ka qeybgalayaasha inay haystaan shahaadada heerka koowaad ee jaamacadeed(Bachelor's Degree).

Waa Barnaamij muhiim ah oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Central & Xarunt Al-khebra .

https://www.facebook.com/share/p/1A8CqqHXo3/

07/07/2025

🔻 دورة مهارات البحث العلمي (أونلاين) 🔻

🔶 ACADEMIC RESEARCH SKILLS COURSE 🔶

الدفعة (الثاتية) ✅
عبر منصة Zoom

📅 تاريخ بدء الدورة:* 13 يوليو 2025م
⏰ الزمن: من
📆 المدة: 20 ساعة تدريبية
رسوم الدورة : $ 40

🔅 محتوى الدورة:
📌 مقدمة في البحث العلمي
📌 مهارات كتابة عنوان ومقدمة البحث
📌 صياغة المشكلة، الأهداف، الأهمية، الفروض والأسئلة
📌 كتابة حدود ومصطلحات البحث
📌 بناء الإطار النظري والدراسات السابقة
📌 منهجية البحث ومجتمع وعينة الدراسة
📌 أدوات البحث وأساليب التحليل الإحصائي
📌 تفسير النتائج وكتابة الملخص والتوصيات
📌 التوثيق باستخدام APA
📌 ومضات ختامية وملاحظات تطبيقية

🔅 الفئة المستهدفة:

طلاب الدراسات العليا

العاملون بالمراكز البحثية

المهتمون بالبحث العلمي

👨‍🏫 مدرب الدورة:
د. حامد محمد آدم
أستاذ مشارك في العلوم التربوية – السودان
متخصص في العلوم التربوية، وكان عميدا لكلية التربية بجامعة القرآن الكريم وتأصيل العلوم في السودان. وله خبرة طويلة ومتميزة في مجال التربية والتعليم والتدريس في الجامعات، حيث عمل محاضرا في كل من الجامعات السودانية واليمنية والصومالية...وله مؤلفات وأبحاث عديدة منشورة في مجلات محكمة، في مجال التربية، والمناهج التدريسية، وطرق تدريس اللغة العربية للناطقين بغيرها، وقد أشرف علي عدد من طلاب الدراسات العليا، في مرحلتي الماجستير والدكتوراة، في السودان وخارج السودان

💢 مميزات الدورة:
✔ محتوى متكامل يغطي جميع عناصر البحث العلمي
✔ شرح تطبيقي مع الأمثلة
✔ شهادة بعد إتمام الدورة
✔ تفاعل مباشر مع المدرب

🔅 للتسجيل والتواصل :
📲 اضغط هنا للتسجيل

https://forms.gle/WZfEeuj9p1TYm1ub9

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir:
📞 +252 619241527 , 0636494309
WhatsApp: 0619011038


⚠️ المقاعد محدودة – سارع بالحجز

Photos from ‎مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development‎'s post 08/05/2025

Xafladda Xiritaanka Tababarka 500 Arday Jaamacadeed oo ay iska kaashadeen Xarunta Alkhebra & Xisbiga Ileys

8/5/2025

Alle mahadii , waxaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah loo soo xiray barnaamij tababar oo loo qabtay 500 arday oo ka mid ah ardayda jaamacadaha magaalada Muqdisho , waxaana ay ka kala socdeen Jaamacadaha Jazeera, Alcarabiya & jaamacadda Quraan Kariim. Tababarkan oo ku saabsanaa Qorsheynta Istaraatiijiyadda Shakhsiga (Personal Strategic Planning) ayaa socday muddo bil ah, waxaana fulintiisa lahaa Xarunta tababarka Alkhebra , ayadoo uu gacan ka geystay Xisbiga Ileys.

Xafladda xiritaanka oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, maamulka jaamacadaha, iyo sidoo kale macallimiintii iyo ardaydii ka faa’iidaysatay tababarka.
Intii lagu guda jiray xafladda, masuuliyiinta Alkhebra ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedada barnaamijka iyo sida uu u xoojiyay kartida ardayda. Guddoomiyaha Xarunta Alkhebra Dr. Shaafici C/casiis ayaa sheegay in tababarkaan ay ka faa’ideysteen 500 arday oo laga soo kale xulay dhawr jaamacadood oo ku yaalla magaalada Muqdisho uu baxay 8 saacadood dufca kasta , ayna sii wadi doonaan dadaallada ku wajahan kobcinta garaadka & xirfadaha ardayda , wuxuuna u mahadceliyay Xisbiga Ileys & Guddoomiyahooda Xildhibaan C/qaadir Cosoble .

Borofosoor C/risaaq Maxamed Xaashi oo ku hadlayaya magaca aqoonyahanka & barayaasha jaamacadaha ayaa kula dardaarmay ardayda in ay dhaqangeliyaan wixii ay ku barteen kooraskan muhiimka ah , sidoo kale arday ka mid ahaa kuwii ka qeyb galay tababarka ayaa iyaguna la wadaagay bulshada khibradahooda, iyagoo tilmaamay sida uu tababarku u beddelay aragtidooda ku aaddan qorshaha noloshooda iyo muhiimadda ay leedahay in qofku yeesho hadaf cad iyo qorshe istaraatiiji ah.

Sh C/fataax Xasan , oo ah maamulaha Hay’adda Manhal ayaa uga mahadceliyay xarunta Alkhebra & xisbiga Ileys barnaamujkan muhiimka ah oo ay ardayda u qabteen , wuxuuna ardayda kula dardaarmay in ay dhaqangeliyaan cilmiga ay barteen .
Gunaanadkii ayaa waxaa soo xiray xafladda Xildhibaan C/qaadir Cosoble ,Guddoomiyaha Xisbiga Ileys. Xildhibaanka ayaa tilmaamay muhiimadda ay leeyihiin barnaamijyada noocan oo kale ah ee lagu horumarinayo dhallinyarada.

Gunaanad:
Tababarkan waxa uu qeyb ka yahay dadaallada ballaaran ee lagu horumarinayo xirfadaha dhallinyarada Soomaaliyeed. Xarunta Alkhebra waxay ay sii wadi doontaa –inshaa Allaah - barnaamijyada lagu kobcinayo aqoonta, kartida & xirfadaha ardayda.

05/04/2025

📢 Ma doonaysaa inaad noqoto macallin leh xirfad sare oo casri ah?

📱 Ma xiisaynaysaa horumarinta xirfadahaaga dhanka tiknoolajiyadda waxbaridda si fudud, degdeg ah, oo tayo leh?

🎓 Ma ka shaqeysaa tabobarka ama waxbaridda dadka ?

✅ Haddii jawaabtaadu tahay "Haa", fursaddan dahabiga ah ha seegin!

Waxaan kuu soo bandhigaynaa kooras heer sare ah oo ah:

🎓 Tababar ku saabsan Waxbarista Casriga ah ee Tiknoolajiyadda ku Saleysan (Teaching with Technology)

🧑‍🏫 Tababrkaan oo ay si wadajir ah u qabanayaan labada xarun ee kala ah : Alkhebra & Bakka ) ayaa waxaa bixinaya Tababarayaal Khibrad Sare Leh:

1️⃣ Professor Abdirisak Mohamed Hashi
🧠 Khabiir ku xeel dheer Tiknoolajiyadda Waxbarashada
🎓 In ka badan 40 sano oo khibrad ah oo dhanka macallinimada ah

2️⃣ Dr. Shaafici C/casiis X. Dhafe
🎓 Ph.D. in Educational Administration & Planning
15 sano oo khibrad tababar iyo horumarinta waxbarashada ah

📚 Mawduucyada Kooraska:

✔ Introduction to Educational Technology
✔ Basic Online Tools & Platforms:
o Using Google Workspace (Docs, Slides, Drive)
o Zoom / Google Meet – Managing virtual classrooms
o Interactive tools: Kahoot, Quizizz, Mentimeter
✔ Learning Management Systems (LMS)
✔ Creating & Sharing Digital Learning Materials
✔ Online Assessment & Feedback
✔ Integrating Tech with Teaching Methods

🖥️ Qaabka Tababarka:
🔹 Online – si toos ah uga qaybgal meel kasta oo aad joogtid

⏱️ Waqtiga Tababarka: 16 saacadood

📅 Maalmaha: 9 maalmood (Sabti, Axad & Isniin)

🕗 Saacadaha: 8:00 – 10:00 fiidnimo (PM)

📆 Taariikhda Bilaabashada kooraska : 19/04/2025
💵 Qiimaha Kooraska: $50

🚨 Koorasku wuxuu leeyahay tiro xaddidan oo ka qaybgalayaal ah!
📝 Isdiiwaangeli hadda adigoo gujinaya link-iga hoose:

🔗 [Link-iga Tababarka: https://forms.gle/eZEYQfv5cDAfHXQV6

Ha moogaanin fursaddan!

La jaanqaad waxbarashada casriga ah oo noqo macallin xaga tiknoolajiyada ku hormaray!

Photos from ‎مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development‎'s post 06/03/2025

Alle mahadii, waxaa si guul leh noogu soo dhammaaday tababar muhiim ah oo ku saabsanaa Tabobarka Tabobarayaasha (TOT) dufcadii 21-aad , oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Al-khebra laguna qabtay hoolkeeda tabobarka.

Tabobarka waxaa si xirfad leh u bixiyay tababarayaasha kala ah:

1️⃣ Dr. Shaafici C/casiis Xaaji Dhafe
2️⃣ Ustaad C/weli Xasan Cabdullaahi

📚 Tababarku wuxuu socday 6 maalin oo ay ka buuxeen aqoon is-dhaafsi & khibrad kororsi. Dhammaan macallimiintii ka faa’iideystay tababarkan ayaa uga mahadceliyay Xarunta Al-khebra fursadda ay siisay iyo xirfadaha ay halkaas ka korosadeen.

Tani waa guul kale oo astaan u ah horumarka aan u soconno! ✅

22/02/2025

Barnaamijka Horumarinta Xirfadaha Ardayda Jaamacadaha

التخطيط الاستراتيجي الشخصي
Personal Strategic Planning (PSP)

🌟 FURSAD DAHABI AH! 🌟

📢 Ma doonaysaa inaad qaabeyso mustaqbalkaaga oo aad hesho qorshe nololeed oo istiraatiiji ah? Hadda fursaddaada ayaa timid!

Maxaad tabobarkaan ku baran doontaa?

• Qorsheynta: Baro farsamooyinka iyo xeeladaha qorsheynta istiraatiijiyadda ee nolosha.
• Kalsooni iyo Horumar: Kasbo xirfado iyo aqoon kaa caawin doona inaad gaarto himilooyinkaaga.
• Qorshe Shaqsiyeed: Dhis qorshe cad oo kuu horseedi doona horumar iyo guul.
• Shahaado : Marka aad dhammayso koorsada, waxaad heli doontaa shahaado lagu qiimeeyo xirfadahaaga cusub.

Faahfaahinta Tababarka:

• Mudada: Labo maalmood
• Saacadaha: 12 saacadood oo tababar ah
• Taariikhda Daahfurka: 27/2/2025
• Tababarku waa lacag la'aan (Free) (tirada waa xadidantahay oo waa 500 arday)

Goobta: Xarunta Alkhebra, Muqdisho

Link-iga Diiwaangelinta waa :

https://forms.gle/bVKFzeQqZLwWdnPw6

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir:
Tel: +252613481059
WhatsApp: 0619011038

Ku soo biir maanta oo qaad tallaabada ugu horreysa ee guushaada!

مركز الخبرة للتدريب والتطوير Al-Khebrah Center For Training & Development Xarun tababar oo la aasaasay 2014 si loo kobciyo loona horumariyo aqoonta & xirfadda bulshada Soomaaliyeed.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hodan District. Taleex
Mogadishu
252