مؤسسة الضياء للتعليم الأساسية

مؤسسة الضياء للتعليم الأساسية

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مؤسسة الضياء للتعليم الأساسية, Education, Mogadishu.

Mu’asasada Diyaa waa xarun waxbarasho oo bixisa:
Barashada Qur’aanka Kariimka
Hingaada iyo qorista Afka Carabiga
School Dugsi Hoose & Dhexe
Tarbiyada iyo barbaarinta carruurta
Waxbarasho online ah
📞 Nagala soo xiriir: WhatsApp: +252615560297

28/05/2026

follow like and Shere

26/05/2026

تقبل منا ومنكم صالح الأعمال

25/05/2026

👉 “Barako iyo hambalyo ha u sugnaato qofka ka faa’iideystay maalinta Carafo

24/05/2026
19/05/2026

تُهنِّئُ مؤسسةُ ضياء للتعليم والتربية
الأمةَ الإسلاميةَ بحلولِ شهرِ ذي الحجة المبارك،
سائلينَ اللهَ أن يجعله شهرَ خيرٍ وبركةٍ وطاعة.

07/05/2026

🌟 Ku soo dhowaada Diyaa Foundation⁠� 🌟
Diyaa Foundation waxay bixisaa waxbarasho online ah oo tayo leh, kana faa’iideysan karaan carruurta, dhalinyarada iyo waalidiinta meel kasta oo ay joogaan.
📚 Adeegyada aan bixino:
Barashada Qur’aanka Kariimka
Hingaadda iyo Akhriska Afka Carabiga
Qoridda iyo Akhriska Afka Soomaaliga
Tafsiirka Qur’aanka Kariimka
Barashada Siirada Nabiga ﷺ
📲 Nagala soo xiriir WhatsApp:
+252615560297⁠�
✨ “Aqoon iyo tarbiyad ku dhisan Qur’aan iyo akhlaaq wanaagsan.”

07/05/2026

mustaq ifaya inshaa allah

fallow likes and Shere

04/05/2026

Diyaa waa iftiiinka bulshadeena

03/05/2026

Ku soo dhawoow Mu’asasada Diyaa ee Waxbarashada iyo Tarbiyada
Halkaan waxaad ka helaysaa waxbarasho tayo leh, dhiirrigelin joogto ah, horumarinta ubadka, iyo kobcinta maskaxdooda si ay u gaaraan mustaqbal ifaya.

01/05/2026

waa araday wax kabarato Iskuulka Diyaa waa kuwo firfircoon oo dadaal badan, si heer sare ahna uga dhex muuqday nashaadaadka kala duwan. Waxay mudan yihiin bogaadin iyo dhiirigelin.

08/04/2026

Iskuulka Diyaa ayaa qabtay tartan aqooneed oo ay ka qeyb galeen ardayda iskuulka. Tartankani wuxuu kor u qaadaya aqoonta iyo dhiirigelinta ardayda. Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda ka qeyb gashay guul iyo horumar. 📚✨

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu