23/01/2025
Dr duceysane aadam
talooyin ku saabsan caafimaadka
ugu imaaw halkaan marwalba
23/01/2025
27/11/2024
22/11/2024
Asc jimco wanaagsan
Todobo lalama tashado:
1) Jaahil.
2) Cadow.
3) Xaasid.
4) Doodaa.
5) Fuley.
6) Bakheyl.
7) Damac badane.
🎈Dantu kaa awood badan
🎈Doqon kaa xanaaq badan
🎈Dumar kaa xasuus badan
🎈Arday kaa duruus badan
🎈Dowlad kaa qorsheyn badan
🎈Doob kaa xod xodo badan
🎈Dallaal kaa amaan badan
🎈Waalidkaa dul qaad badan
🎈Naftu kaa dareen badan
🎈Duunyo kaa habaaw badan
🎈Dameer qeylo kaa badan
🎈Aqoonyahan dadaalkiyo
🎈Cilmi doodka kaa badan
🎈Adna daarta aakhiro
🎈Dariiqii janada iyo
🎈Daa in raali galin tii
🎈Midkii doonis badan noqo
by Dr duceysane aadan
17/11/2024
Medicare and heart health
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu