19/03/2026
𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡!
Ciid Wanaagsan dhammaan umadda Soomaaliyeed.
Waxaan idiin rajaynayaa ciid ay ku dheehan tahay farxad reyn-reyn iyo is cafis. Sanadkan sanadkiisa kale nabad iyo horumar ku gaara i.a
17/02/2026
Ramadan mubarak dhammaan umadda muslimiinta gaar ahan umadda soomaaliyeed
04/02/2026
Guushu halkan ayay ka bilaabataa 🎓
ILEYS International School –waxa uu bixiyaa waxbarasho tayo leh iyo taageero waxbarasho oo gaar ah si arday walba u guuleysto.
23/01/2026
Bishaaro Bishaaro waxaan bulshada soomaaliyeed ugu bishaareyneynaa in iskuulka # uu bixinaayo koorsooyin luuqada English oo si casri ah laguu bari-doono.sidoo kale iskuulku wuxuu qabanayaa ardeyda diyaarinta iskuulada iyo farbarista.
Fadlan yaa lagaa buuxin. Isqorista waxay ka soctaa qeybta haanta dheer agagaarka iskuulka south pole.
Wixii faafaahin aph nagala soo xiriir nambarada hoose ku qoran.
0612869459/0615692164 mahadsanidiin
24/11/2025
Bishaaro Bishaaro waxaan bulshada soomaaliyeed ugu bishaareyneynaa in iskuulka # uu bixinaayo koorsooyin luuqada English oo si casri ah laguu bari-doono.sidoo kale iskuulku wuxuu qabanayaa ardeyda diyaarinta iskuulada iyo farbarista, sidoo kale koorsada basic health waa diyaar.
Fadlan yaa lagaa buuxin. Isqorista waxay ka soctaa qeybta Haanta dheer agagaarka Waaxda.
Wixii faafaahin ah nagala soo xiriir nambarada hoose ku qoran.
0612869459/0615692164 mahadsanidiin
23/11/2025
Kusoo biir fasalladeena cusub koorsooyinka englishka caafimaadka iyo diyaarinta soomaliga iyo xisaabta
29/03/2025
EID Mubarak dhamman umadda muslimiinta ah kulu caam waantum bikheyr 🙏