Muqdishu Management Institute MMI

Muqdishu Management Institute MMI

Share

Empowering future leaders through quality education and practical skills.
πŸ“ Based in Mogadishu | πŸŽ“ Research, Business, and Technology
#MMI #EducationForAll

15/10/2025

Waxaa Farxad inoo ah inuu si guul leh noogu soo dhamaaday Tababarkii Ku Saabsanaa Ganacsiga & Hal-abuurka (Entrepreneurship & Innovation)
kaas oo Bilaash ah ay qabanaysay Mogadishu Management Institute (MMI).

Si aad Casharadda uga faaideysato kusoo Biir
https://chat.whatsapp.com/J6UGlmCCebpK8FBCGVU4tt?mode=wwc

πŸ‘‰ Nagu soo biir si aad u hesho aqoon iyo xirfado kaa caawinaya mustaqbalka

25/08/2025

πŸ“’ Mogadishu Management Institute (MMI)

Waxaan ku Faraxsanahay inaan idinla Wadaagno bilaabista Koorasyo Online ah oo *100%* Practical ah Kuwaas oo Kala ah πŸŽ“βœ¨

πŸ”Ή Applied Excel ➑️ Baro Falanqaynta Xogta & Go’aan Qaadashada xirfadaysan
πŸ”Ή Research Methods ➑️ Laga bilaabo Aasaaska ilaa Heerka Sare
πŸ”Ή Time Series & Forecasting ➑️ Ku tababar Master EViews si loo adeegsado nolosha dhabta ah
πŸ”Ή Essential Computer Skills ➑️ Xirfadaha Muhiimka ah ee Waxbarasho & Shaqo

πŸ’» Koorasyadani waa Online, waxana loogu talagalay Ardayda, Xirfadlayaasha iyo qof kasta oo doonaya Horumar Xirfadeed iyo mid Aqooneed.

πŸ“ž Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah nagala soo xiriir: 616507911

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu
252