Cilmi College

Cilmi College

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilmi College, Mogadishu.

21/11/2025

Wargelin Muhiim Ah
Dhammaan Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Cilmi College Waxaa lagu wargelinayaa in uu Dugsigu Maalinta Berito ah uu Dugsigu Fasax yahay Munaasabada 21 November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Awgeed.

Macalinkeen Allow Kaal.

04/09/2021

Safkii aan la dhigan jiray
Saaka waan ka tagayaa
Nasiibkiyo sareedadu
Haduu maanta nagu simay
Inaan idin sagootino
Saaxiibayaaloow
Kuligiin salaama'

Xasuus gaar ah ayaad nooga tagteen dhamaantiin

Dufcadii 8aad ee dugsiga CILMI COLLEGE hambalyo ayaan idin leenahay dhamaantiin

28/05/2019

Clip dhiiga taageerayaasha dhaqaajinaaya

10/08/2018

Dufcaddii 5aad Ayaa ka aflaxday CILMI COLLEGE

Hadaad tahay cilmi family LIKE & SHARE

17/05/2018

Qudbaddii Maamulka Keyse Abdi Jama
Iyo Mamule Ku xigeenka

cilmi college family

Photos from Cilmi College's post 15/05/2018

Dufcaddii 5'aad Ayaa ka qalin jabisay Cilmi college sanadkan 2018

26/04/2018

Dufcaddii 5-aad ee CILMI COLLEGE

07/02/2017

Dufcaddii 3,aad ee kaqalin-Jabisay Cilmi college 2015-2016
Plz share dheh.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:20 - 17:00
Tuesday 07:20 - 17:00
Wednesday 07:20 - 17:00
Saturday 07:20 - 17:00
Sunday 07:21 - 17:00