07/12/2025
Happy International Civil Aviation Day โ๏ธ๐
7 December 2025
Today, we celebrate the industry that connects nations, drives global development, and inspires the dream of flight in people around the world.
At Mogadishu Aviation College (MAC), we take pride in shaping the future of Somaliaโs aviation sector by educating and preparing the next generation of aviation professionals.
To many, the sky is the limit โ but to those who love aviation, the sky is home.
Wishing everyone in the aviation community a day filled with pride, progress, and inspiration.
21/11/2025
Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
21-November
Garsii Hambalyada Maaclinkagii wax kabadaley Heerkaga Waaxbarasho
01/11/2025
Now is your chance!
Mogadishu Aviation College is opening the doors to your Cabin Crew career โ giving you the skills, confidence, and training to shine above the clouds and represent your country with pride. ๐ธ๐ดโ๏ธ
14/10/2025
Afternoon Classes Now Open
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda xiiseynaya waxbarashada duulista iyo adeegyada garoonka in aan bilaawnay fasallada galabnimo is diiwan galintoda (Afternoon Classes).
ku soo biir maanta si aad u hesho xirfad kaa caawin doonta mustaqbalkaaga shaqo ee duulista.
17/09/2025
Your Aviation Career Starts here โ Join Our Online Programs
16/09/2025
Learn from our expert instructors, gain practical skills and start your journey in aviation
10/09/2025
Rewarding Excellence: 50% Aviation Scholarship for Top Achievers โ๏ธ
For new high school graduates who achieved A+ or A grades in their national examinations.
26/08/2025
Waxa si guud ugu war galineyna dhamaan ardayda in isdiwaan galinta ey socoto qaadashada ardayda cusub
Waxaan kugu soo dhoweynaynaa barashada cilmiga duulista hawada&garoomada diyaaradaha
Si aad dhammaan xogta aad u baahantahay u hesho, nagu soo boqo xaruntena KM4 Ariport Road
05/06/2025
Ciid Wanaagsan Bahda Mogadishu Aviation College!
Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda, macalimiinta, waalidiinta iyo taageerayaasha Mogadishu Aviation College โ meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad leh, caafimaad, naxariis iyo barako Alle. Waxaan leeyahay:
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุ ูุฃุนุงุฏ ุงููู ุนูููุง ูุนูููู
ูุฐู ุงูู
ูุงุณุจุฉ ุจุงููู
ู ูุงูุจุฑูุงุช.
01/06/2025
Fursaddaada waa halkan!
Mogadishu Aviation College waxay weli furantahay diiwaangelinta ardayda cusub ee doonaya inay bartaan xirfadaha diyaaradaha iyo maamulka duulista.
Waxbarasho tayo sare leh, macallimiin khibrad leh, iyo jawi barasho casri ah ayaa kugu sugaya.
๐Nala soo xiriir: +252 61 3665510 / +252 61 3356164
Ha moogaan fursaddan โ iska diiwaangeli maanta!