AL-Tamaam Institute Of Languages , Scientific Subjects And Health Training

AL-Tamaam Institute Of Languages , Scientific Subjects And Health Training

Share

This page was designed for educational programs that are beneficial for our community.

29/09/2024

Maashaa'allah mar waa aasaasahaha guud ee Mu'asasada Al-Tamaam , mar waa maamulaha , marna waa Bare marna waa saaxibka ardayda iyo waalidkaba ruux kale maahan ee waa Ustaad Ismail Abdullahi Hassan ( Abkow Yare ).

Abaalkaaga Allaha kuu gudo ummadda Soomaaliyeed shaqa weyn ayaad u heysaaye.

Farewell 06/05/2021

Farewell ASALAMU CALYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU We would like to extend our heartfelt congratulations to all the students of Al-TAMAM MODEL PSS, especially the graduating students (4th grade in high …

Farewell 05/05/2021

ASALAMU CALYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU We would like to extend our heartfelt congratulations to all the students of Al-TAMAM MODEL PSS, especially the graduating students (4th grade in high school and 8th grade in middle school) who today dated 05/05/2021 concluded the school's final exams. All administrators, teachers and other officials are happy to see the harvest. We hope you will do well in the upcoming national exams. Keep up the good work and let this be your first step toward success. Congratulations again to the AL-TAMAM MODEL PSS.

Farewell ASALAMU CALYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU We would like to extend our heartfelt congratulations to all the students of Al-TAMAM MODEL PSS, especially the graduating students (4th grade in high …

Photos from AL-Tamaam Institute Of Languages , Scientific Subjects And Health Training's post 05/05/2021

ASALAAMU CALYKUM WARAXMATULLAAHI
WABARAAKAATUHU

Waxaan hamabalyo aan la soo koobi karin halkaan kala wadaageynaa dhammaan ardayda dugsiga Al-TAMAAM MODEL PSS qaasatan ardayda shahaadiga ah (Fasalka 4aad ee dugsiga sare iyo Faslka 8aad ee dugsiga dhexe) kuwaas oo uu maanta oo ay taariiqdu ku beegneed 05/05/2021 uu u soo gebageboobay imtixaankii k**a dambaysta ahaa ee uu qaadayay dugsigu.

Dhamman Maamul , Macalimiin iyo Masuuliyiinta kalaba waxaa farxad u ah in ay arkaan gurashada mirihii ay beerteen.

Waxaan rejeynaynaa inaad ka gaari doontaan derejooyin fiican imtixaanka qaranka ee idin ku soo food leh.
Ka sii wada dadaalka halkiina oo tani ha idiin noqoto tilaabtii ugu h**eysay ee dhanka guusha.
Markale iyo markale hambalyo bahda AL-TAMAAM MODEL PSS ayaan idin lenahay.

12/02/2021


Waxbarashada Afrika wuxa ay leeyahay natiijooyin la yaab leh.

Ardayda ugu caqliga badan waxay ku aflaxaan fasalka 1-aad & helitaanka iskuullada caafimaadka & injineernimada.

Ardayda Fasalka 2aad waxay helaan MBAs iyo LLBs si ay u maareeyaan ardayda Fasalka Koowaad.

Ardayda Fasalka 3aad waxay galaan siyaasada, waxayna xukumaan ardayda Fasalka 1aad iyo 2aad.

Faashilku wuxuu ku biirayaa Ciidanka oo wuxuu xakameynayaa siyaasiyiinta kuwaas oo, haddii aysan ku qanacsaneyn, laada ama dilaya .....

Waxaa ugu wanaagsan dhamaan kuwa aan dhigan iskuul kaas oo noqda Lataliyayaal& dhakhaatiir saaxirad ah, qof walbana wuu raacayaa.

Xigasho:Mugabe

Quraafaadkii Daraawiin waxaa jebiyey Caddaynta duqeyntii Bombardier(Doorshaan) 05/02/2021

Bombardier Beetle(Doorshan) ama Mr. B.B, sida saynisyahannada qaar ay ku sifeeyaan, amakaagooda xad dhaafka ah ee ka horreeya awgood, waa cayayaan yar oo dhererkiisu yahay 1.5 inji ama 3.5 cm dheer....

Quraafaadkii Daraawiin waxaa jebiyey Caddaynta duqeyntii Bombardier(Doorshaan) Bombardier Beetle(Doorshan) ama Mr. B.B, sida saynisyahannada qaar ay ku sifeeyaan, amakaagooda xad dhaafka ah ee ka horreeya awgood, waa cayayaan yar oo dhererkiisu yahay 1.5 inji ama 3.5 cm dheer…

05/02/2021

BARE: Hadii dhulku wareego 30 jeer oo dhaqsi ah, maxaa dhacaya?

BARTE: Mudane waxaan heleynaa mushaarkeyna si maalinla ah.

Waa jawaab kedis ah.

Hadii adi lagu weydiiyo , maxaad kedis ugu jawaabi lahayd?

Quraanka iyo Sayniska Abuurka Insaanka Iyo Fekerradii h**e 08/01/2021

Xilli xilliyada ka mid ah binii aadamka sooma maroon ilaa waxyaalihii Qur'aanka Kariimku ka sheekeynaayay wax ka mid ah ayaa xilligaa caddaada oo muujinaya in waxa uu Nabigu(NNKH) uu sheeganaayay ay sax ahaayeen.Waxa uuna Eebbe weyne yiri,(Suradda 38:87) { اِنۡ هُوَ اِلَّا ذِكۡرٌ لِّلۡعٰلَمِيۡنَ‏}“Qur’aanku waxa uu hanuun iyo waano u yahay basharka dhammaantii iyo caalamka dhammaantii” وَلَتَعۡلَمُنَّ نَبَاَهٗ بَعۡدَ حِيۡنِ}}( (Suradda 38:88s)...

Quraanka iyo Sayniska Abuurka Insaanka Iyo Fekerradii h**e Xilli xilliyada ka mid ah binii aadamka sooma maroon ilaa waxyaalihii Qur’aanka Kariimku ka sheekeynaayay wax ka mid ah ayaa xilligaa caddaada oo muujinaya in waxa uu Nabigu(NNKH) uu sheegana…

Our Logo 23/12/2020

Our Logo

Our Logo Visit the post for more.

Our Mission statement 23/12/2020

Ever since Al-Tamaam Model PSS first opened its doors, our mission has been to provide the absolute best learning environment, coupled with educators who care and who are amongst the most highlight qualified in their field! It makes sense for us to formalise and codify what we believe into 2 distinct descriptions; We are Al-Tamaam Model PSS, a place of educational excellence....

Our Mission statement Ever since Al-Tamaam Model PSS first opened its doors, our mission has been to provide the absolute best learning environment, coupled with educators who care and who are amongst the most highlight…

School Fun day 23/12/2020

We hosted our fourth annual School Fun Day last week Wednesday, and it was such a fun time with our student's families and friends. Want to join the Al-Tamaam Model family? GET IN TOUCH!

School Fun day We hosted our fourth annual School Fun Day last week Wednesday, and it was such a fun time with our student’s families and friends. Want to join the Al-Tamaam Model family? GET IN TOUCH!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadnaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00