BBS Kusoo dhawaada BBS (Barkulanka Bareyaasha Soomaaliyeed).

21/08/2025

Wixii cabasho ah oo ku saabsan natiijada Imtixaanka, fadlan gaadh xafiiska imtixaannada dugsiga. Ama la xidhiidh ๐Ÿ“ž+252684129867

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota Maamulayaasha Dugsiyada Dalka.Ma rabtaa in ardaydaada si online ah, degdeg ah oo casri...
20/08/2025

๐Ÿ“ข Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota Maamulayaasha Dugsiyada Dalka.

Ma rabtaa in ardaydaada si online ah, degdeg ah oo casri ah uga daalacdaan natiijooyinkooda imtixaanka iyagoo guryahooda joogga?
Hadda waxaan kuu diyaarinay System Online ah oo:
โœ… Ardaygu ku arko natiijadiisa isla markiiba.
โœ… U suurtageliyo inuu soo degsado (Download).
โœ… Howsha loogu qabanayo dugsiga muddo 24 saac gudahood.

๐Ÿ‘‰ Tijaabi halkan (ama system-kan):
https://sultaanfaatix.github.io/Natiijada-imtixaanka/

001 = Arday Gudbay

002 = Arday Haray

003 = Fariin gaar ah (ka socota xafiiska Maaliyadda dugsiga)

โšก Dugsigaaga ku hel system casri ah oo fudud maanta!

๐Ÿ“ž La xiriir faafaahin: 68 4613207

Wixii cabasho ah oo ku saabsan natiijada Imtixaanka, fadlan gaadh xafiiska imtixaannada dugsiga. Ama la xidhiidh ๐Ÿ“ž+252684129867

01/08/2025

---

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota Maamulayaasha Dugsiyada.

Haddii aad tahay maamule doonaya in ardayda dugsigaaga ay si casri ah oo online ah uga daalacdaan natiijooyinkooda imtixaanka, waxaan kuu diyaarinay nidaam (System) online ah oo fududeynaya habka la socodka iyo soo bandhigista natiijooyinka iyo weliba inuu ardeyga la degi karo natiijadiisa.
Mudadda howsha lagu qabanayana waa 2 maalin oo maalinta 3aad dugsigu wuxuu heli doonaa System-kiisa.

Fadlan la xiriir: 684129867 si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

---

Haddii aad u baahato inaad aragto qaab-dhismeedka ama nashqadda sytem-ka booqo website-kan:

https://student-results-1.web.app

oo ku tijaabi tirataxane ahaan numberada; 001 iyo 003.

30/07/2025

---

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota Maamulayaasha Dugsiyada.

Haddii aad tahay maamule doonaya in ardayda dugsigaaga ay si casri ah oo online ah uga daalacdaan natiijooyinkooda imtixaanka, waxaan kuugu diyaarinay nidaam (System) online ah oo fududeynaya habka la socodka iyo soo bandhigista natiijooyinka iyo weliba inuu ardeyga la degi karo natiijadiisa.

Fadlan la xiriir: 684129867 si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.

---

25/04/2024

Kusoo biir barta Whatsapp-ka ee BBS.

๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ ๐๐€๐‘๐„๐˜๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Œ๐„๐„๐‹ ๐Š๐€๐’๐“๐€ ๐Ž๐Ž ๐€๐€๐ƒ ๐ƒ๐”๐๐ˆ๐ƒ๐€ ๐Š๐€๐†๐€ ๐’๐”๐†๐€๐ ๐“๐ˆ๐‡๐ˆ๐ˆ๐.Bar-kullanka Barreyaasha ...
08/03/2024

๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ ๐๐€๐‘๐„๐˜๐€๐€๐’๐‡๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Œ๐„๐„๐‹ ๐Š๐€๐’๐“๐€ ๐Ž๐Ž ๐€๐€๐ƒ ๐ƒ๐”๐๐ˆ๐ƒ๐€ ๐Š๐€๐†๐€ ๐’๐”๐†๐€๐ ๐“๐ˆ๐‡๐ˆ๐ˆ๐.

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

06/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

*Fursad Macalinnimo*

Maamulka Dugsiga Banadir Zone waxaa uu baahinayaa fursado Macalinnimo oo kala ah
1.labo(2) Macalin oo ku taqasusay Maadada Carabiga ugu yaraan Muddo afar(4) sano ahna kusoo shaqeyay
2. Macalin ku Taqasusay maadada Xisaabta muddo afar(4) sano ahna ku soo shaqeyay
3.Macalin dugsiga dhexe dhigi kara taqasus macalinnimo na leh in muddo ahna ku soo shaqeyay dhigi karana maadadi loo baahdo.

Waqtiga ugu danbeyn lagu soo gudbin karo documents ka(CV-ga) waa *Arbaco 08:00 PM 07/02/2024.*

Whatsapp numberkaan *619284874 /0615209629* ayaa ku soo diri kartaa Documents-ka.

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS Jago macallinnimo oo bannaan.Jagada: Macallin Maadooyinka: Biology & Chemistry...
06/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

Jago macallinnimo oo bannaan.
Jagada: Macallin
Maadooyinka: Biology & Chemistry
Goobta dugsiga: Degmada Heliwaa

SHURUUDAHA TARTAMAHA JAGADA

- Wadashada shahaadada Bachelor-ka ee Biology & Chemistry
- Ugu yaraan seddex sano oo khibrad macallinnimo ama wax dhigis ah.
- Xirfad gaadhsiin.

Xilliga ugu dambeeya codsi-gudbishada: Febraayo 07, 2024 - Khamiis.

Ku soo dir wixii CV ama document-yada kale namberka: 613728080

05/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

Fursad shaqo oo deg deg ah
Iskuulka HIRGAL
Wuxuu ubaahan yahey maclin dhiga maadooyinka
Math & Physics
Gelinka shaqada waa subax
iskuulka wuxuu ku yaalaa
degmada Hawlwadaag
Gaar ahaan Isgoyska: Baar-Ubax
Macalinku wa inuu taqasus u leeyahay maadoyinka uu dhigayo
macalinku wa inuu leyahay qibrad macalinimo ugu yaran 3 sano
wixii faahfaahin ah kala xiriir
TEL: 0619-777371/619784406/618442980

05/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

Fursad Shaqo macalinimo.
Dugsiga: AL-SAFWA
Degmada: Yaaqshiid-cocacola
Jagada: somali & science fasalada dugsiga sare iyo dhexe .
Xiliga shaqada: subax Shanta maalin
*Shuruudaha*
1- waa inuu aqoon iyo qibrad u leeyahay maadooyinkaan.
2- waa inuu ku wanaagsanyahay qancinta wax fahansiinta Ardayda.
3- waa inay da'diisa u dhexaysaa 30-35
4- waa inuu soodirsado warqad codsi iyo CV.
4. Waa inuusan balwad lahayn.
5.waa inuu leeyahay dulqaad iyo dhaqan wanaagsan.
6.waa inuu ku wanaagsanyahay maareeynta fasalka.
7.waa inuu yaqaan aasaaska computer ka
8-WAa inii degeanyahay deegaan u dhaw dugsiga .
F.G: qaadashada macalinka waxa ay ka bilaabanaysaa 05/02/2024 waxa ayna ku egtahay 08/02/2014
Wixii faahfaahin ku soo dir WhatsApp number: 0616784346

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐€๐›๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง...
05/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐€๐›๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง ๐๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ) ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐˜๐š๐š๐ช๐ฌ๐ก๐ข๐
Fadlan ku soo hagaaji Gmailka hoos ku xusan si aan kuula soo xiriirno Macallin.
Ablaal Schools

05/02/2024

Bar-kullanka Barreyaasha Soomaaliyeed BBS

Fursad Shaqo macalinimo.
Dugsiga: AL-mustaqiim
Degmada: Hodan/ Zona-k
Jagada: Math & physics fasalada dugsiga sare)
*Shuruudaha*
1- waa inuu aqoon iyo qibrad u leeyahay maadooyinkaan.
2- waa inuu ku wanaagsanyahay qancinta wax fahansiinta Ardayda.
3- waa inay da'diisa u dhexaysaa 20-30
4- waa inuu soodirsado warqad codsi iyo CV.
4. Waa inuusan balwad lahayn.
5.waa inuu leeyahay dulqaad iyo dhaqan wanaagsan.
F.G: qaadashada macalinka waxa ay ka bilaabanaysaa 05/02/2024 waxa ayna ku egtahay markii aan qaadano macalinkii loo baahnaa.
Wixii faahfaahin ah kala xirii WhatsApp number: 0618171403

Address

Hodan District, Taleh, KM4 Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Telephone

+252684613207

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BBS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to BBS:

Shortcuts

Share